Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Somalia»Hogaamiyayaasha Kenya iyo Itoobiya oo ku kulmay Nayrobi
    Somalia

    Hogaamiyayaasha Kenya iyo Itoobiya oo ku kulmay Nayrobi

    Jibril Qoobey.By Jibril Qoobey.February 28, 2024Updated:February 28, 2024No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Ra’isalwasaaraha Itoobiya Abiy oo si dhakhso ah ugaaray Nayrobi,ayaa kulan la qaatay Madaxweynaha Kenya Ruto.

    Soo dhaweyn istustus iyo halagaa wariyo umuuqatay,ayaa loo sameeyay Abiy,inkastoo uu isagu jilayay ka badbadin muujin Sxb-tinimo.

    Abiya,ayaa umuuqda Nin Albaabada garaacaya oo xulafo doon ah kana cararaya in Kenya ka raacdo caalamka dhabarka ujeediyay.

    Sida wararku sheegayaan Abiy,wuxuu wada hadal ka ogolaaday dhulka xuduuda Kenya iyo Itoobiya ku yaal oo uu markii hore uu diiday in uu wada xaajood ka galo.

    Qoddobka 6-Aad ee Warmurtiyeedka kulanka Labada hogaamiye ee Ruto iyo Abiy,ayaa qeexaya doorka Kenya ee arimaha dhexdhexaadinta Somaliya iyo Itoobiya,inkastoo uusan cuslayn.

     

    Halkan ka akhriso:-

     

     

     

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    MADAXWEYNAHA OO MAGACAABAY GUDDOOMIYAHA BANGIGA, AGAASIMAHA BANGIGA IYO AGAASIME KU-XIGEENKA BANGIGA.

    March 31, 2026

    Xisaabiyaha Guud Ee Dowlada Puntland oo la magacaabay

    March 31, 2026

    Faallo:-Maxay ka dhigan tahay isku shaandhaynta lagu sameeyay Golaha Wasiirada iyo Guddoomiyayaasha Gobollada?

    March 31, 2026
    Latest Posts

    MADAXWEYNAHA OO MAGACAABAY GUDDOOMIYAHA BANGIGA, AGAASIMAHA BANGIGA IYO AGAASIME KU-XIGEENKA BANGIGA.

    Xisaabiyaha Guud Ee Dowlada Puntland oo la magacaabay

    Faallo:-Maxay ka dhigan tahay isku shaandhaynta lagu sameeyay Golaha Wasiirada iyo Guddoomiyayaasha Gobollada?

    Madaxweyne Deni oo magacaabay Gudoomiyayaasha Gobollada PL qaarkood

    Golaha Wasiirada Puntland oo laysku shaandheeyay

    Beesha caalamka Oo si adag ugu digtay Xasan Shiikh

    Wararkii ugu danbeeyay Ee dagaalka Wadaadada Iran

    BC Oo Xasan ugudbinaysa digniintii ugu danbaysay

    Midowga Afrika Oo ku baaqay in xiisada KG la dajiyo

    Beesha caalamka oo ka digtay dagaal ka dhaca Koonfur Galbeed

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.