Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Somalia»Hogaamiyayaasha Nato oo aqbalay dalabkii Mw Trump
    Somalia

    Hogaamiyayaasha Nato oo aqbalay dalabkii Mw Trump

    Jibril Qoobey.By Jibril Qoobey.June 25, 2025No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Gaashaanbuurta Nato,ayaa isku raacday in ay sare u qaaday kharashaadkooda difaaca iyo maalgashiga amniga la xiriira %5 wax soosaarkooda dhaqaalle Tobanka sano ee soo socda.

    Dalabkii Madaxweyne Trump,ayaa lagu ansixiyay Shir madaxeedkii hoggaamiyeyaasha ee Nederland.

    Xoghayaha guud ee NATO, Mark Rutte, ayaa sheegay in tallabadaasi ay noqon doonto isbeddal ka dhigaya isbahaysiga mid xooggan, cadaalad ah, oo xoog badan.

    Marka,waxa uu sheegay in Maraykanku uu qaaday culays aad u badan oo ah difaaca wadajirka ah muddo aad u dheer.

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    Xog:-Khasaaraha kasoo gaaray Maraykanka dagaalka Iran

    April 6, 2026

    Puntland,waa in ay hakisaa Shirka Golaha Mustaqbalka Ee Garowe

    April 6, 2026

    Maraykanka iyo Iran oo aan weli heshiis gaarin,iyadoo….

    April 6, 2026
    Latest Posts

    Xog:-Khasaaraha kasoo gaaray Maraykanka dagaalka Iran

    Puntland,waa in ay hakisaa Shirka Golaha Mustaqbalka Ee Garowe

    Maraykanka iyo Iran oo aan weli heshiis gaarin,iyadoo….

    Maxaa ka jira in Gudoomiyaha Baarlamaanka Fadaraalka laga mamnuucay Maraykanka?

    Isbadalka lagu sameeyay Maamulka Bangiga Puntland oo la bogaadiyay

    “Madaxweyne Garsoorka dul istaag”WQ.Jibril Qoobey.

    Wasiirada cusub Ee Dowladda Puntland Oo la dhaariyay

    MADAXWEYNAHA OO MAGACAABAY GUDDOOMIYAHA BANGIGA, AGAASIMAHA BANGIGA IYO AGAASIME KU-XIGEENKA BANGIGA.

    Xisaabiyaha Guud Ee Dowlada Puntland oo la magacaabay

    Faallo:-Maxay ka dhigan tahay isku shaandhaynta lagu sameeyay Golaha Wasiirada iyo Guddoomiyayaasha Gobollada?

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.