Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Somalia»Hogaamiyihii Wagner oo la ogaaday in uu ku sugan yahay Ruushka
    Somalia

    Hogaamiyihii Wagner oo la ogaaday in uu ku sugan yahay Ruushka

    Jibril Qoobey.By Jibril Qoobey.July 6, 2023No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Yevgeny Prigozhin oo ah madaxa kooxda calooshood u shaqeystayaasha ah ee Wagner oo hoggaaminayay kacdoonkii ciidan ee muddo kooban ka jiray bishii hore Ruushka – ayaa ku sugan gudaha Ruushka, sida uu sheegay hoggaamiyaha, mudada dheer ee Belarus Alexander Lukashenko.

    Meesha uu ku sugan yahay Prigozhin ayaa ahayd qarsoodi tan iyo markii lagu arkay koonfurta Ruushka intii uu socday kacdoonku.

    Sida uu dhigayo heshiis lagu soo afjarayo amar diidada, ayaa dhigayay in eedeymaha ka dhanka ah Prigozhin la laalo, loona oggolaado inuu u guuro Belarus.

    Mr Lukashenko ayaa gacan ka geystay dhexdhexaadinta heshiiska si loo soo afjaro rabshadaha.

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    MADAXWEYNAHA OO MAGACAABAY GUDDOOMIYAHA BANGIGA, AGAASIMAHA BANGIGA IYO AGAASIME KU-XIGEENKA BANGIGA.

    March 31, 2026

    Xisaabiyaha Guud Ee Dowlada Puntland oo la magacaabay

    March 31, 2026

    Faallo:-Maxay ka dhigan tahay isku shaandhaynta lagu sameeyay Golaha Wasiirada iyo Guddoomiyayaasha Gobollada?

    March 31, 2026
    Latest Posts

    MADAXWEYNAHA OO MAGACAABAY GUDDOOMIYAHA BANGIGA, AGAASIMAHA BANGIGA IYO AGAASIME KU-XIGEENKA BANGIGA.

    Xisaabiyaha Guud Ee Dowlada Puntland oo la magacaabay

    Faallo:-Maxay ka dhigan tahay isku shaandhaynta lagu sameeyay Golaha Wasiirada iyo Guddoomiyayaasha Gobollada?

    Madaxweyne Deni oo magacaabay Gudoomiyayaasha Gobollada PL qaarkood

    Golaha Wasiirada Puntland oo laysku shaandheeyay

    Beesha caalamka Oo si adag ugu digtay Xasan Shiikh

    Wararkii ugu danbeeyay Ee dagaalka Wadaadada Iran

    BC Oo Xasan ugudbinaysa digniintii ugu danbaysay

    Midowga Afrika Oo ku baaqay in xiisada KG la dajiyo

    Beesha caalamka oo ka digtay dagaal ka dhaca Koonfur Galbeed

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.