Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Somalia»Hoobiyayaal lagu garaacay xaafadaha Muqdisho
    Somalia

    Hoobiyayaal lagu garaacay xaafadaha Muqdisho

    Jibril QoobeyBy Jibril QoobeyApril 19, 2025No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Inta la xaqiijiyay Hal ruux ayaa ku geeryooday tiro hoobiyayaal ah oo saaka ku dhacay qaar kamid ah xaafadaha magaalada Muqdisho, kuwaas oo ay tuureen argagixisada Al-Shabaab.

    Hoobiyayaasha ayaa ku dhacay degmooyinka Xamar Weyn, Xamar Jajab iyo Waaberi ee Muqdisho. Todobaadyadii u dambeeyay Al-Shabaab ayaa kordhisay hoobiyayaasha ay ku tuurayso xaafadaha magaalada Muqdisho, gaar ahaan agagaarka deegaanka u ah Hay’addaha Dowladda iyo xeyndaabka sidda weyn loo ilaaliyo ee Xalane oo fadhi u ah safaaradaha iyo hay’addaha caalamiga ah.

    Ma jiro wax war ah oo kasoo baxay laamaha amniga DFS, kaas oo ku aadan hoobiyayaasha lagu garaacay xaafadaha Muqdisho.

    IDILNEWS

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    Mw Deni oo dhagaxdhigay dhisme cusub oo uu yeelanayo Garsoorka G.Mudug

    February 7, 2026

    Ciidamada cusub Ee Booliska PL oo la wareegay amniga Gobolka Mudug

    February 7, 2026

    Xasan Shiikh Oo Qatar u Aaday yaboohsi dhaqaale

    February 7, 2026
    Latest Posts

    Mw Deni oo dhagaxdhigay dhisme cusub oo uu yeelanayo Garsoorka G.Mudug

    Ciidamada cusub Ee Booliska PL oo la wareegay amniga Gobolka Mudug

    Xasan Shiikh Oo Qatar u Aaday yaboohsi dhaqaale

    Warbixinta amaanka Guud Ee Puntland?,Qaybta 1-Aad.

    Xog:-Shidaalka Koonfurta iyo Bartamaha Ee Turkiga ku hawlahan yahay.

    Ugu danbayn Madaxweynayaasha PL iyo JL oo ku wajahan Muqdisho

    Faallo:-Laftagareen haduu faahin siyaasadeed yahay haka boodo Tareenka Xasan.

    GMS oo war kasoo saaray dagaalka Baydhabo.

    Puntland oo Ciidamo cusub udirtay Gobolka Mudug

    Faallo:-Maraykanku in uu amaano Ciidamada PL si gaar ah mahan mid fudud.

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.