Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Somalia»Hoobiyayaal loo waday Madaxtooyada muqdisho oo Guri shacab ku habsaday
    Somalia

    Hoobiyayaal loo waday Madaxtooyada muqdisho oo Guri shacab ku habsaday

    Jibril QoobeyBy Jibril QoobeyFebruary 16, 2017No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Ugu yaraan afar qof ayaa ku geeriyootey weerarka hoobiyaasha kuwaas oo laba kamid ah aya ahaayeen caruur, sida ay sheegeen dad goob joog ahaa xiliga hoobiyaashu so dhacayeen, waxaana halkaas gaarey gawaarida gar-gaarka deg-dega ah.

    Waxaa la aaminsan yahay in hoobiyaasha loo wadey xarunta Madaxtooyada oo ku dhaweyd halkaas laakiin ay seegeen bartilmaameedkoodi.

    Hoobiyeyaal shan ah ayaa Β loo Soo Tuuray dhanka Madaxtooyada Muqdisho,balse waxay Β ku dhaceen Dhacay Xaafad Ku Dhegan madaxtooyada, halkaas oo ay ku dhinteen 3-Qof oo Labo Ay Caruur Tahay,sidoo kale waxaa ku dhaawacmay 4 Dhaawac ah,waxaana dumay Gurigii uu Hoobiyuhu kusoo dhacay..

    Xiliga uu soo dhacayaan hoobiyayaashu waxaa xarunta Madaxtooyada ee Villa Somalia kuwada sugnaa Madaxweyne Maxamed Cabdullaahi Maxamed iyo Madaxweynihii hore Xasan Sheekh Maxamuud, waxayna ahayd halasaac kadib markii uu xilka Madaxtooyada Dalka la wareegay Madaxweyne farmaajo..

     

     

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    Faallo:-Khudbada Madaxweyne Xasan Shiikh Ee Caawa?

    January 8, 2026

    Maraykanka oo ka baxay xubinimada hay’ado fara badan oo caalamiya

    January 8, 2026

    Trump oo taageeray Askarigii toogtay gabadhii Minnesota

    January 8, 2026
    Latest Posts

    Faallo:-Khudbada Madaxweyne Xasan Shiikh Ee Caawa?

    Maraykanka oo ka baxay xubinimada hay’ado fara badan oo caalamiya

    Withdrawing the United States from International Organizations, Conventions, and Treaties that Are Contrary to the Interests of the United States

    Trump oo taageeray Askarigii toogtay gabadhii Minnesota

    War murtiyeedka ka soo baxay Carwada Technology Puntland

    Maraykanka oo joojiyay dhamaan gargaarkii DFS uu marsiin jiray

    Xildhibaanada Fadaraalka iyo kuwa PL iyo Mw Deni oo kawada xaajooday xaalka Dalka

    Madaxweyne Deni oo la kulmay Bulshada Rayidka ah

    Faallo:-Israa’iil oo ka dhabaysay aqoonsigii SL ay siisay.

    π–πšπ¬π’π’π«π€πš π€π«π«π’π¦πšπ‘πš 𝐃𝐒𝐛a𝐝𝐚 𝐈𝐬𝐫𝐚’𝐒𝐒π₯ oo ka degay Hargaysa

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.