Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Somalia»Hooyo Maryan: Wiilkeygii waxaa loo diray tababar ciidan anoon ogeyn, nolal iyo geerina war kama hayo (VIDEO)
    Somalia

    Hooyo Maryan: Wiilkeygii waxaa loo diray tababar ciidan anoon ogeyn, nolal iyo geerina war kama hayo (VIDEO)

    Jibril QoobeyBy Jibril QoobeyApril 22, 2020Updated:April 22, 2020No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Hooyo Maryan Shariif oo kamid ah Hooyooyinka ku nool magaalada Muqdisho ayaa baaq ku aadan in loo soo cesho ama lala wadaago xaaladiisa nolal iyo geeriba wiilkeeda u dirtay Madaxda Dowladda Federaalka Soomaaliya.

    Maamo Maryan ayaa sheegtay in saddex bilood ee ugu dambeysay nolal iyo geeri midna aysan heyn warka wiilkeeda, waxaana ay sheegtay in wiilkeeda oo nolasho qoyskoodu ku tiirsanaa loo sheegay in tababar Ciidan loogu qaaday Qatar, halka mar kalana loo sheegay in loo qaaday Eritrea.

    ”3-bilood Nolol iyo geeri Midna kuma hayo wiilkeyga oo noo ahaa xoogga kaliya ee nolosheennu ku tiirsaneyd habeenkii maseexdi codkii yeeraba isagaan moodaa in tababar Askarinimo loo qaadayna waa la ii sheegay mana ogeyn,Madaxweyne Farmaajo iyo Ra’iisul-wasaare Kheyre waan idin Baryaa wiilkeygu ha idin waardiyeeyo Askari ha idiin noqdo ma diiddani laakiin Codkiisa hala imaqashiiyo waan idin Baryaa!” ayay tiri Hooyo Maryan Shariif.

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    Israel oo dishay hogaamiyihii dadbanaa Ee Iran

    March 18, 2026

    Xasan Shiikh oo ku fashilmay inqilaabkii Laftagareen uu la damcay?

    March 18, 2026

    Maxay ka dhigan tahay tagida Baydhabo Ee Mw Laftagareen?

    March 18, 2026
    Latest Posts

    Israel oo dishay hogaamiyihii dadbanaa Ee Iran

    Xasan Shiikh oo ku fashilmay inqilaabkii Laftagareen uu la damcay?

    Maxay ka dhigan tahay tagida Baydhabo Ee Mw Laftagareen?

    Maxay ka dhigan tahay xiriir ujarida KG Ee DFS?

    Weerarada Gantaalada iyo Drons-ka Ee Iran ka imaanaya oo hoos usii dhacaya

    Faallo:-Doorka Putin ee dagaalka Galbeedka Aasiya Maraykanka/Israa’iil iyo Iran?.

    Hoos udhac weyn oo ku dhacay Maraakiibta ka gudabaya Marinka Hormos

    Faallo:-Garaacista Jasiirada Hoyga u ah Saliida Iran

    Xamaas oo kaga hor timid Iran weerarada Wadamada Khaliijka

    Difaaca Cirka Imaaraadka Carabta oo fashiliyay weeraro ka yimid Iran

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.