Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Somalia»Howlgallo ka socda Magaalada Gaalkacyo
    Somalia

    Howlgallo ka socda Magaalada Gaalkacyo

    Jibril QoobeyBy Jibril QoobeyJanuary 6, 2020No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Ciidanka amniga Dowladda Puntland ayaa saaka howlgallo culus ka waddo Magaalada Gaalkacyo ee xarunta Gobalka Mudug, kaddib qarax gaari oo xalay lala beegsaday Taliye ku-xigeenka Ciidanka isku dhafka ah ee “Xasilinta Gobalka Mudug” Gaashaanle, Cabdicasiis Faarax Maxamed “Istakiin”

    Qaraxan oo ahaa mid gaarigiisa loogu xiray Gaashaanle Istakiin ayaa ka dhacay xaafadda Siinaay ee waqooyiga Gaalkacyo, waxaa kasoo gaaray dhaawac fudud.

    Ciidanka amniga ayaa howlgalkooda ka wadda xaafadaha Magaalada Gaalkacyo, waxaana si gaar ah u bartilmaameedsanayaan goobo gaar ah.

    Ma jirto cid sheegatay Mas’uuliyadda qaraxan loogu xiray gaarigiisa Taliye ku-xigeenka Ciidanka isku dhafka ah ee “Xasilinta Gobalka Mudug” Gaashaanle, Cabdicasiis Faarax Maxamed “Istakiin”.

    Magaalada Gaalkacyo ee xarunta Gobalka Mudug ayaa muddooyinkii ugu dambeeyay waxaa ka dhacayay falal ammaan-darro, dadka shacabka ah ayaana ku dhaliilaya Xukuumadda Madaxweyne Deni inay dayacday amniga Gobalka Mudug.

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    Israel oo dishay hogaamiyihii dadbanaa Ee Iran

    March 18, 2026

    Xasan Shiikh oo ku fashilmay inqilaabkii Laftagareen uu la damcay?

    March 18, 2026

    Maxay ka dhigan tahay tagida Baydhabo Ee Mw Laftagareen?

    March 18, 2026
    Latest Posts

    Israel oo dishay hogaamiyihii dadbanaa Ee Iran

    Xasan Shiikh oo ku fashilmay inqilaabkii Laftagareen uu la damcay?

    Maxay ka dhigan tahay tagida Baydhabo Ee Mw Laftagareen?

    Maxay ka dhigan tahay xiriir ujarida KG Ee DFS?

    Weerarada Gantaalada iyo Drons-ka Ee Iran ka imaanaya oo hoos usii dhacaya

    Faallo:-Doorka Putin ee dagaalka Galbeedka Aasiya Maraykanka/Israa’iil iyo Iran?.

    Hoos udhac weyn oo ku dhacay Maraakiibta ka gudabaya Marinka Hormos

    Faallo:-Garaacista Jasiirada Hoyga u ah Saliida Iran

    Xamaas oo kaga hor timid Iran weerarada Wadamada Khaliijka

    Difaaca Cirka Imaaraadka Carabta oo fashiliyay weeraro ka yimid Iran

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.