Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Somalia»Hubka Caabudwaaq lagu qabtay oo dhabarjab ku ah Xasan Shiikh
    Somalia

    Hubka Caabudwaaq lagu qabtay oo dhabarjab ku ah Xasan Shiikh

    Jibril Qoobey.By Jibril Qoobey.July 15, 2024No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Hubkan,waxa uu toos fashil ugu yahay Xasan Shiikh iyo hogaamintiisa,wuxuuna saamaynayaa……

    1.Cunaqabatayntii Hubka ee la qaaday
    2.Tuhunka la shaqaynta argagixisada.
    3.Abaabulka Colaadaha Beelaha ee Xasan.
    4.Musuqa iyo Eexda xiliga Xasan xoogaysta.
    5.Maamul aan masuul ahayn.

    Su’aasha ilaa iyo hada lays waydiinayo,waxay tahay….Yaa sheegan doona oo bareeri doona?

    Su’aasha kale ee lays waydiinayo,waxay tahay……Itoobiya Lug maku leedahay fashilka?

    Si walba oo xaalku yahay Xasan oo awalba Shaarkiisu Wasakhaysnaa ayay dhacdadana kusii tahay Waji gabax kale oo cusub.

    Wax fudud mahan Hub intaa tiro le’eg in uu soo galo gudaha Dalka oo hadana uGacan galo Shacab.

    JQ.

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    Maxaa ka jira in Gudoomiyaha Baarlamaanka Fadaraalka laga mamnuucay Maraykanka?

    April 3, 2026

    Isbadalka lagu sameeyay Maamulka Bangiga Puntland oo la bogaadiyay

    April 3, 2026

    “Madaxweyne Garsoorka dul istaag”WQ.Jibril Qoobey.

    April 3, 2026
    Latest Posts

    Maxaa ka jira in Gudoomiyaha Baarlamaanka Fadaraalka laga mamnuucay Maraykanka?

    Isbadalka lagu sameeyay Maamulka Bangiga Puntland oo la bogaadiyay

    “Madaxweyne Garsoorka dul istaag”WQ.Jibril Qoobey.

    Wasiirada cusub Ee Dowladda Puntland Oo la dhaariyay

    MADAXWEYNAHA OO MAGACAABAY GUDDOOMIYAHA BANGIGA, AGAASIMAHA BANGIGA IYO AGAASIME KU-XIGEENKA BANGIGA.

    Xisaabiyaha Guud Ee Dowlada Puntland oo la magacaabay

    Faallo:-Maxay ka dhigan tahay isku shaandhaynta lagu sameeyay Golaha Wasiirada iyo Guddoomiyayaasha Gobollada?

    Madaxweyne Deni oo magacaabay Gudoomiyayaasha Gobollada PL qaarkood

    Golaha Wasiirada Puntland oo laysku shaandheeyay

    Beesha caalamka Oo si adag ugu digtay Xasan Shiikh

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.