Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Somalia»Ilhaan Cumar Oo garab istaag umuujisay dadaalka dayn cafinta Somaliya
    Somalia

    Ilhaan Cumar Oo garab istaag umuujisay dadaalka dayn cafinta Somaliya

    Jibril QoobeyBy Jibril QoobeyDecember 18, 2019No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Ilhaan Cumar waxay si weyn garab istaag ugu muujisay dadaalada socda ee lagu raadinayo cafinta daynta Somaliya uu ku leeyahay Maraykanka.

    Dayntaas,ayaa lagu qiyaasaa in ay cagacagaynayso ku dhawaad 5-Bilyan oo dolar.

    Shuruuadaha ku wareegsan in Somaliya dayn laga cafiyo,ayaa waxaa ka mid ah..

    “Midaynta Canshuuraha dalka oo idil,la dagaalanka musuqa iyo hagaajinta hanaanka Maaliyadeed ee Dalka”.

    Sidoo kale waxaa muhiim ah in Dowlada Somaliya ay kasoo dhalaasho oo ay waxkaqabato ilaalinta Xuquuqda Insaanka,Maamul Wanaaga iyo xasilooni siyaasadeed oo midaysan.

    Ilhaan waxay warkeeda kusoo gabagabaysay in ay kasii shaqayn doonto sidii loo heli lahaa,Somaliya nabad ah,Dimuqraadi ah oo ka xorowday dhamaan caqabadaha horyaala.

    Jibril Qoobey.

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    Israel oo dishay hogaamiyihii dadbanaa Ee Iran

    March 18, 2026

    Xasan Shiikh oo ku fashilmay inqilaabkii Laftagareen uu la damcay?

    March 18, 2026

    Maxay ka dhigan tahay tagida Baydhabo Ee Mw Laftagareen?

    March 18, 2026
    Latest Posts

    Israel oo dishay hogaamiyihii dadbanaa Ee Iran

    Xasan Shiikh oo ku fashilmay inqilaabkii Laftagareen uu la damcay?

    Maxay ka dhigan tahay tagida Baydhabo Ee Mw Laftagareen?

    Maxay ka dhigan tahay xiriir ujarida KG Ee DFS?

    Weerarada Gantaalada iyo Drons-ka Ee Iran ka imaanaya oo hoos usii dhacaya

    Faallo:-Doorka Putin ee dagaalka Galbeedka Aasiya Maraykanka/Israa’iil iyo Iran?.

    Hoos udhac weyn oo ku dhacay Maraakiibta ka gudabaya Marinka Hormos

    Faallo:-Garaacista Jasiirada Hoyga u ah Saliida Iran

    Xamaas oo kaga hor timid Iran weerarada Wadamada Khaliijka

    Difaaca Cirka Imaaraadka Carabta oo fashiliyay weeraro ka yimid Iran

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.