Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Somalia»Ilyaas Aadan oo amaan u jeediyay Maxkamadaha Puntland+VIDEO
    Somalia

    Ilyaas Aadan oo amaan u jeediyay Maxkamadaha Puntland+VIDEO

    Jibril QoobeyBy Jibril QoobeyOctober 23, 2019No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Ilyaas Aadan, oo ah Aabaha Caa’isho Ilyaas oo fal Afduub, Kufsi iyo dil ah loogu geystay Magaalada Gaalkacyo ee xarunta Gobalka Mudug, oo soo dhaweeyey Go,aanka Maxkamada Sare ee ay ka gaartay Kiiska Gabadhiisa.

    Ilyaas Aadan ayaa sheegay inuu aad ugu faraxsan yahay Go,aanka Maxkamadda Sare ee Puntland, uuna sugayo in xukunka lagu fuliyo ragii falka arxan darada ah u geystay Caa’isho.

    https://www.facebook.com/Kasmaalmedia/videos/2385983305008780/

    Maxkamadda sare ee Puntland ayaa go’aamisay in la dhaqan-geliyo xukunkii dilka ahaa ee ku dhacay saddexdii xukmane ee lagu helay Kiiskii Caa’isha Ilyaas waxaana ay diiday dib u dalabkii dib u eegista ahaa ay codsadeen qaraanada xugmanayaasha kiiska Caa,ilyaas Aadan.

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    Israel oo dishay hogaamiyihii dadbanaa Ee Iran

    March 18, 2026

    Xasan Shiikh oo ku fashilmay inqilaabkii Laftagareen uu la damcay?

    March 18, 2026

    Maxay ka dhigan tahay tagida Baydhabo Ee Mw Laftagareen?

    March 18, 2026
    Latest Posts

    Israel oo dishay hogaamiyihii dadbanaa Ee Iran

    Xasan Shiikh oo ku fashilmay inqilaabkii Laftagareen uu la damcay?

    Maxay ka dhigan tahay tagida Baydhabo Ee Mw Laftagareen?

    Maxay ka dhigan tahay xiriir ujarida KG Ee DFS?

    Weerarada Gantaalada iyo Drons-ka Ee Iran ka imaanaya oo hoos usii dhacaya

    Faallo:-Doorka Putin ee dagaalka Galbeedka Aasiya Maraykanka/Israa’iil iyo Iran?.

    Hoos udhac weyn oo ku dhacay Maraakiibta ka gudabaya Marinka Hormos

    Faallo:-Garaacista Jasiirada Hoyga u ah Saliida Iran

    Xamaas oo kaga hor timid Iran weerarada Wadamada Khaliijka

    Difaaca Cirka Imaaraadka Carabta oo fashiliyay weeraro ka yimid Iran

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.