Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Somalia»Imaaraadka iyo Xasan Shiikh oo isla fahmay qorshe Deni ka dhan ah
    Somalia

    Imaaraadka iyo Xasan Shiikh oo isla fahmay qorshe Deni ka dhan ah

    Jibril Qoobey.By Jibril Qoobey.February 17, 2023No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Imaaraadka Carabta,ayaa ku adkaystay in Mashruucii lagu tababarayay 15-ka Kun ee Askari iyo Saldhiga aan laga leexin Puntland.

    Balse waxay ka aqbaleen Madaxweyne Xasan in aan la bilaabin xiligan oo lala sugo inta Doorashada Madaxtooyo ee Puntland ay dhacayso.

    Deni,ayaa ku adkaystay in isaga lasoo marsiiyo Lacagta lagu maalgelinayo Mashruucaas oo iskugu jira Saldhig iyo tababar Ciidan.

    Halka Xasan Shiikh dhankiisana ku adkaysanayo in Wasaarada Gaashaandhiga la hoos keeno ama Xamar loosoo wareejiyo.

    Imaaraadka oo umuuqda in uu isku keeni waayay Labada dhinac,ayaa xalbiday si aysan PL ulumin Mashruuca in Deni mudo xileedkiisa inta uga hartay la hakiyo Mashruuca.

    Sida ilo xog ogaal ah xaqiijinayaan Xasan waa aqbalay soo jeedinta Imaaraadka ee ah ” Aan sugno hogaamiye aad isla fahmi kartaan wax badan bal in uu yimaado Madaxtooyada PL”.

    Madaxweyne Deni,waxaa uga harsan mudo xileedkiisii 10-Bilood si rasmi ah,balse Bisha 6-Aad waxii ka danbeeya,waxaa istaagaya awoodihiisa intooda badan.

    Jibril Qoobey.

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    Maxaa ka jira in Gudoomiyaha Baarlamaanka Fadaraalka laga mamnuucay Maraykanka?

    April 3, 2026

    Isbadalka lagu sameeyay Maamulka Bangiga Puntland oo la bogaadiyay

    April 3, 2026

    “Madaxweyne Garsoorka dul istaag”WQ.Jibril Qoobey.

    April 3, 2026
    Latest Posts

    Maxaa ka jira in Gudoomiyaha Baarlamaanka Fadaraalka laga mamnuucay Maraykanka?

    Isbadalka lagu sameeyay Maamulka Bangiga Puntland oo la bogaadiyay

    “Madaxweyne Garsoorka dul istaag”WQ.Jibril Qoobey.

    Wasiirada cusub Ee Dowladda Puntland Oo la dhaariyay

    MADAXWEYNAHA OO MAGACAABAY GUDDOOMIYAHA BANGIGA, AGAASIMAHA BANGIGA IYO AGAASIME KU-XIGEENKA BANGIGA.

    Xisaabiyaha Guud Ee Dowlada Puntland oo la magacaabay

    Faallo:-Maxay ka dhigan tahay isku shaandhaynta lagu sameeyay Golaha Wasiirada iyo Guddoomiyayaasha Gobollada?

    Madaxweyne Deni oo magacaabay Gudoomiyayaasha Gobollada PL qaarkood

    Golaha Wasiirada Puntland oo laysku shaandheeyay

    Beesha caalamka Oo si adag ugu digtay Xasan Shiikh

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.