Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Somalia»Imaaraadka oo maalgashanaya garoonka diyaaradaha Cigaal Hargaysa
    Somalia

    Imaaraadka oo maalgashanaya garoonka diyaaradaha Cigaal Hargaysa

    Jibril Qoobey.By Jibril Qoobey.September 18, 2025No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    SL,waxay heshay markale mashruuc balaaran oo lagu hormarinayo mid ka mid ah kaabayaasheeda dhaqaale,kaasoo ah garoonka diyaaradaha Cigaal Hargaysa.

    Garoonkan oo ah soo jireen leh muhiimad sare,ayaa loo helay Shirkad Imaaraatiya oo maalgashanaysa.

    $70-Milyan,ayay gelinaysaa Labada Sano ee soo socota,iyadoo badalaysa guud ahaan dhismaha Terminalka iyo Dhabaha diyaaradaha oo ay casriyaynayso.

    20-Sano,ayaa loo saxiixay in Shirkadaas haysato garoonka oo ay ka hesho faa’iido.

    Si Dowliya,ayaa loo kala saxiixday heshiiska garoonka lagu hormarinayo.

    Cigaal Airport baahi weyn,ayuu uqabay dib udhis casriya,wuxuuna dayaciisu bahdil ku ah muuqaalka SL,maadaama uu caasimada ku yaal.

    SL horay,waxay uga heshay Imaaraadka horumarin balaaran oo Dekeda ah,haatana garoonka diyaaradaha ugu weyn SL,waa Laba kaabayaal dhaqaale oo ay kaga qayb qaadan karto tartanka Ganacsiga Geeska Afrika.

    Xukuumada Mw Ciro oo talada haysa wax ka yar Laba Sano,waxay utahay Magac in ay ukeentay Cigaal Airport-gii dayacnaa mashruuc lagu dhisayo.

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    Xog:-Khasaaraha kasoo gaaray Maraykanka dagaalka Iran

    April 6, 2026

    Puntland,waa in ay hakisaa Shirka Golaha Mustaqbalka Ee Garowe

    April 6, 2026

    Maraykanka iyo Iran oo aan weli heshiis gaarin,iyadoo….

    April 6, 2026
    Latest Posts

    Xog:-Khasaaraha kasoo gaaray Maraykanka dagaalka Iran

    Puntland,waa in ay hakisaa Shirka Golaha Mustaqbalka Ee Garowe

    Maraykanka iyo Iran oo aan weli heshiis gaarin,iyadoo….

    Maxaa ka jira in Gudoomiyaha Baarlamaanka Fadaraalka laga mamnuucay Maraykanka?

    Isbadalka lagu sameeyay Maamulka Bangiga Puntland oo la bogaadiyay

    “Madaxweyne Garsoorka dul istaag”WQ.Jibril Qoobey.

    Wasiirada cusub Ee Dowladda Puntland Oo la dhaariyay

    MADAXWEYNAHA OO MAGACAABAY GUDDOOMIYAHA BANGIGA, AGAASIMAHA BANGIGA IYO AGAASIME KU-XIGEENKA BANGIGA.

    Xisaabiyaha Guud Ee Dowlada Puntland oo la magacaabay

    Faallo:-Maxay ka dhigan tahay isku shaandhaynta lagu sameeyay Golaha Wasiirada iyo Guddoomiyayaasha Gobollada?

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.