Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Somalia»IMF oo hakisay wada shaqayntii Dowladii Fadaraalka Somaliya
    Somalia

    IMF oo hakisay wada shaqayntii Dowladii Fadaraalka Somaliya

    Jibril Qoobey.By Jibril Qoobey.September 28, 2025No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Kulan ka dhacay Nayrobi oo ay filaysay DFS in ay ku hesho saxiixyo cusub iyo dardargelin wada shaqayneed.

    Balse,waxaa dhacay dhaliilo waa weyn oo ay soo jeedisay IMF,kuwaasoo DFS ka dhan ah…..

    1.Waxaa lagu dhaliilay sida ay umaaraysay heshiisyada shidaalka.

    2.Waxaa lagu dhaliilay arimaha Dhulka.

    3.Waxaa lagu dhaliilay sida ay umaaraysay Lacagta kasoo gasha Dekeda iyo garoonka.

    IMF,waxay ku dooday DFS in ay baalmartay hanaankii wada shaqayneed ee la dhisay iyo kalsoonidii keentay dayn cafinta,mashaariicda iyo taageerada kabida miisaaniyada.

    Qodobka ugu weyn ee lagu haysto,waa in Lacag badan oo kasoo gashay Dekeda iyo Dhulka aysan si sax ah usoo xisaab celin.

    Haatan Shirkii Nayrobi,waa fashilmay,waxaana loo sheegay in New York ay utimaado Shir kale,iyadoo la hakiyay Lacagtii Kabida ee Sanadkan la siin lahaa Somaliya.

    Walwalka ugu weyn ee jira,waa in Baanka Aduunku qaado talaabo la mid ah mida IMF.

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    Xog:-Khasaaraha kasoo gaaray Maraykanka dagaalka Iran

    April 6, 2026

    Puntland,waa in ay hakisaa Shirka Golaha Mustaqbalka Ee Garowe

    April 6, 2026

    Maraykanka iyo Iran oo aan weli heshiis gaarin,iyadoo….

    April 6, 2026
    Latest Posts

    Xog:-Khasaaraha kasoo gaaray Maraykanka dagaalka Iran

    Puntland,waa in ay hakisaa Shirka Golaha Mustaqbalka Ee Garowe

    Maraykanka iyo Iran oo aan weli heshiis gaarin,iyadoo….

    Maxaa ka jira in Gudoomiyaha Baarlamaanka Fadaraalka laga mamnuucay Maraykanka?

    Isbadalka lagu sameeyay Maamulka Bangiga Puntland oo la bogaadiyay

    “Madaxweyne Garsoorka dul istaag”WQ.Jibril Qoobey.

    Wasiirada cusub Ee Dowladda Puntland Oo la dhaariyay

    MADAXWEYNAHA OO MAGACAABAY GUDDOOMIYAHA BANGIGA, AGAASIMAHA BANGIGA IYO AGAASIME KU-XIGEENKA BANGIGA.

    Xisaabiyaha Guud Ee Dowlada Puntland oo la magacaabay

    Faallo:-Maxay ka dhigan tahay isku shaandhaynta lagu sameeyay Golaha Wasiirada iyo Guddoomiyayaasha Gobollada?

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.