Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Somalia»Imtixaankii Macalimiinta Dugsiyadda Hoose/Dhexe Puntland oo furmay
    Somalia

    Imtixaankii Macalimiinta Dugsiyadda Hoose/Dhexe Puntland oo furmay

    Jibril Qoobey.By Jibril Qoobey.July 22, 2023No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Imtixaankii Macalimiinta Dugsiyadda Hoose/Dhexe ayaa dhamaan ka furmay Gobolada iyo Degmooyinka Puntland.

    Wasaaradda Waxbarashada iyo Tacliinta Sare ee Dowladda Puntland,ayaa maanta daah-furtay imtixaan qaadista Wejigii Labaad ee Macallimiinta Puntland (Teacher Proficiency Test).

    Waxaa maanta la qaaday Imtixaankii xaqiijinta tayada Macallimiinta Wajigiisa Labaad, kaas oo intii uu socday kormeer joogto ah lagu hayay.

     

    Imtixaankan, oo lagu eegayo isbeddelka aqooneed ee Macallimiinta iyo soo ifbixidda juhdigii ballaarnaa ee la galiyay,ayaa la rajaynayaa in wax badan iska beddelaan xaaladdii hore & tan dambe.

     

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    Madaxweyne Axmed Madoobe oo lagu soo dhaweeyay Xamar

    February 10, 2026

    Madaxweyne Deni oo si weyn loogu soo dhaweeyay Muqdisho

    February 10, 2026

    Xildhibaanada mucaaradka oo samaystay Baarlamaanka xorta ah

    February 8, 2026
    Latest Posts

    Madaxweyne Axmed Madoobe oo lagu soo dhaweeyay Xamar

    Madaxweyne Deni oo si weyn loogu soo dhaweeyay Muqdisho

    Xildhibaanada mucaaradka oo samaystay Baarlamaanka xorta ah

    Halkee marayaa dhismaha Santuukha horumarinta Puntland ?

    Talyaaniga Oo PL ka fulinaya mashaariic muhiim ah

    Madaxweyne Deni Oo lagu amaanay maaraynta Caana shubka Ugaaska Tanade

    Hanbalyo Ugaas Cabdiraxmaan Ugaas Maxamed Ugaas Cali-geesood.

    Safiirka Talyaaniga Ee Somaliya oo soo gaaray Puntland

    Madaxweyne Deni oo ka qaybgalay Caano shubka Ugaaska Tanade

    Mw Deni oo dhagaxdhigay dhisme cusub oo uu yeelanayo Garsoorka G.Mudug

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.