Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Somalia»In kabadan 20 ruux oo ku dhintay duuqeemo ka dhacay dalka Suuriya.
    Israel Air Force F-15i Ra'am fly at a Graduation ceremony for Israeli Air Force soldiers who have completed the IAF Flight Course, at the Hatzerim Air Base in the Negev desert. June 28, 2016. Photo by Ofer Zidon/Flash90 *** Local Caption *** ???? ??? ????? ??? ?????? ???? ??? ??-15
    Somalia

    In kabadan 20 ruux oo ku dhintay duuqeemo ka dhacay dalka Suuriya.

    Jibril QoobeyBy Jibril QoobeyNovember 21, 2019No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Ugu yaraa 22 ruux ayaa dhimatay kadib duuqeemo ka dhacay waqooyi galbeed dalka Suuriya, sida ay sheegeen dhaqaatiir mutada waciin ah.

    Duqeemaha ayaa lagu eedeeyay in ay ka danbeeyeen ciidamada dowladda Suuriya oo taageero ka helaya diyaaradaha dagaal ee dowladda Ruushka.

    Sidoo kale ugu yaraan 16 ruux ayaa dhimatay halka tobonaan kalana ay dhaawacmeen kadib markii gantaalo lagu garaacay xeryo ay daganyihiin dad barkacayaal ah, sida uu sheegay afhayeenka wasaaradda difaaca.

    Afhayeenka ayaa sidoo kale Tv’ga Al-Jazeera u sheegay in 10 kamid ah dadka weerarkaasi ku dhintay ay ahaayeen caruur

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    Israel oo dishay hogaamiyihii dadbanaa Ee Iran

    March 18, 2026

    Xasan Shiikh oo ku fashilmay inqilaabkii Laftagareen uu la damcay?

    March 18, 2026

    Maxay ka dhigan tahay tagida Baydhabo Ee Mw Laftagareen?

    March 18, 2026
    Latest Posts

    Israel oo dishay hogaamiyihii dadbanaa Ee Iran

    Xasan Shiikh oo ku fashilmay inqilaabkii Laftagareen uu la damcay?

    Maxay ka dhigan tahay tagida Baydhabo Ee Mw Laftagareen?

    Maxay ka dhigan tahay xiriir ujarida KG Ee DFS?

    Weerarada Gantaalada iyo Drons-ka Ee Iran ka imaanaya oo hoos usii dhacaya

    Faallo:-Doorka Putin ee dagaalka Galbeedka Aasiya Maraykanka/Israa’iil iyo Iran?.

    Hoos udhac weyn oo ku dhacay Maraakiibta ka gudabaya Marinka Hormos

    Faallo:-Garaacista Jasiirada Hoyga u ah Saliida Iran

    Xamaas oo kaga hor timid Iran weerarada Wadamada Khaliijka

    Difaaca Cirka Imaaraadka Carabta oo fashiliyay weeraro ka yimid Iran

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.