Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Somalia»Ingiriiska oo cadaadis ku saaraya PL in ay Ciidankeeda Sool kala soo baxdo
    Somalia

    Ingiriiska oo cadaadis ku saaraya PL in ay Ciidankeeda Sool kala soo baxdo

    Jibril Qoobey.By Jibril Qoobey.December 6, 2023No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Dowlada Ingiriisku,waxay u olalaynaysaa badbaadinta Muuse Biixi iyo Maamulka Somaliland.

    “Goojacade,waxa ku jabiyay Ciidamaad SL waa idinka PL ah,waxaan haatan idinka rabnaa in aad kasoo baxdaan,iskana ururisaan Sool”Waa hadalkii uu ku yiri Safiirku MW Deni.

    ‘Anaga BC ah Somalida Qabiilo ahaan uma aqoonsan karno,waxaanse u aqoonsanaynaa Juquraafi ahaan”Ayuu sii raaciyay hadalkiisa Safiirka UK.

    Isagoo hadalkiisa sii watana,waxuu yiri Safiirku “MW Xasan,waa ku deg-degay la kulanka SSC Khatumo,waana la saxayaa”.

    Imaanshihiisa Garowe,waxa ugu weyn ee uu daarnaa waa soo gaarsiinta fariintaas PL.

    Ingiriiska,ugama jirto gorgortan in laysku hayo Dhulkii laysku oran jiray British SL.

    Jibril Qoobey.

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    MADAXWEYNAHA OO MAGACAABAY GUDDOOMIYAHA BANGIGA, AGAASIMAHA BANGIGA IYO AGAASIME KU-XIGEENKA BANGIGA.

    March 31, 2026

    Xisaabiyaha Guud Ee Dowlada Puntland oo la magacaabay

    March 31, 2026

    Faallo:-Maxay ka dhigan tahay isku shaandhaynta lagu sameeyay Golaha Wasiirada iyo Guddoomiyayaasha Gobollada?

    March 31, 2026
    Latest Posts

    MADAXWEYNAHA OO MAGACAABAY GUDDOOMIYAHA BANGIGA, AGAASIMAHA BANGIGA IYO AGAASIME KU-XIGEENKA BANGIGA.

    Xisaabiyaha Guud Ee Dowlada Puntland oo la magacaabay

    Faallo:-Maxay ka dhigan tahay isku shaandhaynta lagu sameeyay Golaha Wasiirada iyo Guddoomiyayaasha Gobollada?

    Madaxweyne Deni oo magacaabay Gudoomiyayaasha Gobollada PL qaarkood

    Golaha Wasiirada Puntland oo laysku shaandheeyay

    Beesha caalamka Oo si adag ugu digtay Xasan Shiikh

    Wararkii ugu danbeeyay Ee dagaalka Wadaadada Iran

    BC Oo Xasan ugudbinaysa digniintii ugu danbaysay

    Midowga Afrika Oo ku baaqay in xiisada KG la dajiyo

    Beesha caalamka oo ka digtay dagaal ka dhaca Koonfur Galbeed

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.