Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Somalia»Ingiriiska oo hor istaagay fadhi uu ka yeelan lahaa Golaha Amaanku xasuuqa Laascaanood
    Somalia

    Ingiriiska oo hor istaagay fadhi uu ka yeelan lahaa Golaha Amaanku xasuuqa Laascaanood

    Jibril Qoobey.By Jibril Qoobey.February 22, 2023No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Qorshe ku saabsan dagaalka Laascaanood oo talaabo looga qaadi lahaa Maamulka Somaliland,ayaa waxaa hor istaagay Dowlada Ingiriiska.

    Kulan la rabay in ay yeeshaan Xubnaha Golaha amaanka ee Qaramada midoobey laguna horgayn lahaa xasuuqa Shacabka Laascaanood,ayaa Ingiriisku codsaday in dib loo dhigo.

    Taa badalkeeda Ingiriisku,waxuu soo jeediyay in arinka Laascaanood lagu xalin karo Gacmaha Somalida oo xal Somaliyed loo heli karo.

    Qaraarkan,waxaa dabada ka riixayay Dowladaha Maraykanka iyo Shiinaha,balse soo jeedinta Ingiriiska,ayaa wax badashay.

    Diidmada Uk waa mida keentay in luuqad aan ku filnayn xasuuqa Shacabka Laascaanood ay ku hadlaan Beesha Caalamka.

    Ingiriisku waxuu ka duulayaa dano Siyaasadeed oo isaga ugaar ah.

    Jibril Qoobey.

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    Madaxweyne Axmed Madoobe oo lagu soo dhaweeyay Xamar

    February 10, 2026

    Madaxweyne Deni oo si weyn loogu soo dhaweeyay Muqdisho

    February 10, 2026

    Xildhibaanada mucaaradka oo samaystay Baarlamaanka xorta ah

    February 8, 2026
    Latest Posts

    Madaxweyne Axmed Madoobe oo lagu soo dhaweeyay Xamar

    Madaxweyne Deni oo si weyn loogu soo dhaweeyay Muqdisho

    Xildhibaanada mucaaradka oo samaystay Baarlamaanka xorta ah

    Halkee marayaa dhismaha Santuukha horumarinta Puntland ?

    Talyaaniga Oo PL ka fulinaya mashaariic muhiim ah

    Madaxweyne Deni Oo lagu amaanay maaraynta Caana shubka Ugaaska Tanade

    Hanbalyo Ugaas Cabdiraxmaan Ugaas Maxamed Ugaas Cali-geesood.

    Safiirka Talyaaniga Ee Somaliya oo soo gaaray Puntland

    Madaxweyne Deni oo ka qaybgalay Caano shubka Ugaaska Tanade

    Mw Deni oo dhagaxdhigay dhisme cusub oo uu yeelanayo Garsoorka G.Mudug

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.