Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Somalia»Inta badan Xildhibaanada iyo Seneterada ku matala PL Fadaraalka oo Garowe yimid
    Somalia

    Inta badan Xildhibaanada iyo Seneterada ku matala PL Fadaraalka oo Garowe yimid

    Jibril Qoobey.By Jibril Qoobey.October 24, 2024No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Garowe ayaa manta lagu soo dhoweeyey Xildhibanada Labada Aqal ee Dowlada Fadaraalka Somaliya.

    46-Xubnood,ayaa ku matasha PL Labada Aqal ee Baarlamaanka Fadaraalka,waxaana ymid, 26-Xubnood,sidaa daaraadeed,waxaa la oran karaa sidii loogu talagalay ayay ufushay casuumadaas.

    Xamar lagama seexan ilaa Xalay kadib imaanshii Deni ee Garowe,waxayna wal wal ka qabtaa Villa Somaliya in Deni Dhaqaale wado,isla markaana Mucaaradka oo idil Garowe isku shubayaan.

    Baarlamaanka PL Maalinka Sabtida ah,ayuu furmayaa oo MW Deni ka jeedin doonaa khudbad laga wada sugayo gudaha iyo dibada PL.

    Dhanka kale hadal kasoo yeeray Xildhibaan Qowdhan,ayaa waxaa ka Jawaab celiyay Xildhibaan Axmed Kuluc oo Baarlamaanka PL kasoo gala Gobolka Sanaag.

     

    Halkan ka daawo muuqaalka hadalka

    https://www.idilnews.com/wp-content/uploads/2024/10/AQMsA4uZomSRIO7E345pmDYY4ksPrLJjLWS1myXTQs2k6lzNuqCC_6tOySfeaMThkZ_eC-B__d0bwT38hY_3A3EZ.mp4

     

    https://www.idilnews.com/wp-content/uploads/2024/10/AQMeFQxNY5S97MncZo2jAreMMlGVZSTHRcDOoB0IQqmxSlo4Eg20cr3Wtqpcc6QoSg-nx5P2EkKQhWAyvB0xHBsN.mp4

    JQ.

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    Maxaa ka jira in Gudoomiyaha Baarlamaanka Fadaraalka laga mamnuucay Maraykanka?

    April 3, 2026

    Isbadalka lagu sameeyay Maamulka Bangiga Puntland oo la bogaadiyay

    April 3, 2026

    “Madaxweyne Garsoorka dul istaag”WQ.Jibril Qoobey.

    April 3, 2026
    Latest Posts

    Maxaa ka jira in Gudoomiyaha Baarlamaanka Fadaraalka laga mamnuucay Maraykanka?

    Isbadalka lagu sameeyay Maamulka Bangiga Puntland oo la bogaadiyay

    “Madaxweyne Garsoorka dul istaag”WQ.Jibril Qoobey.

    Wasiirada cusub Ee Dowladda Puntland Oo la dhaariyay

    MADAXWEYNAHA OO MAGACAABAY GUDDOOMIYAHA BANGIGA, AGAASIMAHA BANGIGA IYO AGAASIME KU-XIGEENKA BANGIGA.

    Xisaabiyaha Guud Ee Dowlada Puntland oo la magacaabay

    Faallo:-Maxay ka dhigan tahay isku shaandhaynta lagu sameeyay Golaha Wasiirada iyo Guddoomiyayaasha Gobollada?

    Madaxweyne Deni oo magacaabay Gudoomiyayaasha Gobollada PL qaarkood

    Golaha Wasiirada Puntland oo laysku shaandheeyay

    Beesha caalamka Oo si adag ugu digtay Xasan Shiikh

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.