Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Somalia»Iran oo isu diyaarinaysa dhismaha Warshado Niyukleerka ku Shaqeeya
    Somalia

    Iran oo isu diyaarinaysa dhismaha Warshado Niyukleerka ku Shaqeeya

    Jibril Qoobey.By Jibril Qoobey.February 2, 2024No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Iran,ayaa bilowday dhismaha afar Warshedood oo kale oo ku shaqeeya tamarta Nukliyeerka, kuwaas oo ay ka dhisayso dhinaca Koonfureed ee dalkaasi. Wershedahan ayaa la filayaan inay soo saaraan Tamar gaadhaysa illaa 5,000 oo megawatt, sida ay baahisay wakaaladda Wararka Dalka Iran ee IRNA.

    Iran,ayaa doonaysa inay soo saarto tamarta Nukliyeerka oo gaaraysa illaa 20,000 oo megawatts marka la gaaro sannadka 2041.

    Iran,ayaa haatan leh Hal Wershed oo ku shaqaysa tamarta Nukliyeerka, taas oo soo saarta illaa 1,000 megawatt, waxaana wersheddani ay shaqada bilowday Sannadkii 2011,kadib markii ay taageero ka heleen dalka Ruushka.

    Iran,ayaa sidoo kale Warshad weyn oo ku shaqaysa Tamarta Nukliyeerka, ka dhisaysa, Gobolka Saliida Qaniga ku ah ee Khuzestan ee u dhow xuduudda ay la wadaagaan dalka Ciraaq. Warsheddan,ayaa la filayaa inay soo saarto tamaar gaaraysa illaa 300 Megawatt.

    Hay’adda Qaramada Midoobay u qaabilsan ilaalinta hubka nukliyeerka ayaa sannadkii hore sheegtay in Iran ay horumar ka samaysay, inay soo saari karto hub nukliyeer ah.

    Xigasho:-VOA

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    MADAXWEYNAHA OO MAGACAABAY GUDDOOMIYAHA BANGIGA, AGAASIMAHA BANGIGA IYO AGAASIME KU-XIGEENKA BANGIGA.

    March 31, 2026

    Xisaabiyaha Guud Ee Dowlada Puntland oo la magacaabay

    March 31, 2026

    Faallo:-Maxay ka dhigan tahay isku shaandhaynta lagu sameeyay Golaha Wasiirada iyo Guddoomiyayaasha Gobollada?

    March 31, 2026
    Latest Posts

    MADAXWEYNAHA OO MAGACAABAY GUDDOOMIYAHA BANGIGA, AGAASIMAHA BANGIGA IYO AGAASIME KU-XIGEENKA BANGIGA.

    Xisaabiyaha Guud Ee Dowlada Puntland oo la magacaabay

    Faallo:-Maxay ka dhigan tahay isku shaandhaynta lagu sameeyay Golaha Wasiirada iyo Guddoomiyayaasha Gobollada?

    Madaxweyne Deni oo magacaabay Gudoomiyayaasha Gobollada PL qaarkood

    Golaha Wasiirada Puntland oo laysku shaandheeyay

    Beesha caalamka Oo si adag ugu digtay Xasan Shiikh

    Wararkii ugu danbeeyay Ee dagaalka Wadaadada Iran

    BC Oo Xasan ugudbinaysa digniintii ugu danbaysay

    Midowga Afrika Oo ku baaqay in xiisada KG la dajiyo

    Beesha caalamka oo ka digtay dagaal ka dhaca Koonfur Galbeed

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.