Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Somalia»Iran oo ka dalbatay Maraykanku in uu baajiyo weerarka Israa’iil kusoo qaadayso
    Somalia

    Iran oo ka dalbatay Maraykanku in uu baajiyo weerarka Israa’iil kusoo qaadayso

    Jibril Qoobey.By Jibril Qoobey.October 22, 2024No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    “Iran has issued a warning to the United States, saying that it would “bear full responsibility” if Israel launches a retaliatory attack against the Islamic Republic.

    Iran’s warning came hours after US President Joe Biden indicated that he was aware of Israel’s retaliation plans.

    Iran,ayaa sheegay in Mareykanka ay mas’uuliyad buuxda ka saaran tahay xasaradda Bariga Dhexe iyo isku-day kasta oo ay Israa’iil ku doonayso in ay ku weerarto Iran.

    Safiirka Iran ee QM Amir Sa’id Iravani,ayaa hadalkan ku cadeeyay war qoraal ah oo uu u diray Golaha Ammaanka ee Qaramada Midoobay Isniintii shalay.

    Madaxweynaha Mareykanka Biden uu Magaalada Berlin ka sheegay inuu ka warqabo qaabka iyo goorta ay Israa’iil damacsan tahay in ay weerar ku qaado Iran.

    Israa’iil,ayaa si weyn ugu diyaar garowday jawaab celin ay ka samayso weerarkii Iran kal hore kusoo qaaday.

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    Maxaa ka jira in Gudoomiyaha Baarlamaanka Fadaraalka laga mamnuucay Maraykanka?

    April 3, 2026

    Isbadalka lagu sameeyay Maamulka Bangiga Puntland oo la bogaadiyay

    April 3, 2026

    “Madaxweyne Garsoorka dul istaag”WQ.Jibril Qoobey.

    April 3, 2026
    Latest Posts

    Maxaa ka jira in Gudoomiyaha Baarlamaanka Fadaraalka laga mamnuucay Maraykanka?

    Isbadalka lagu sameeyay Maamulka Bangiga Puntland oo la bogaadiyay

    “Madaxweyne Garsoorka dul istaag”WQ.Jibril Qoobey.

    Wasiirada cusub Ee Dowladda Puntland Oo la dhaariyay

    MADAXWEYNAHA OO MAGACAABAY GUDDOOMIYAHA BANGIGA, AGAASIMAHA BANGIGA IYO AGAASIME KU-XIGEENKA BANGIGA.

    Xisaabiyaha Guud Ee Dowlada Puntland oo la magacaabay

    Faallo:-Maxay ka dhigan tahay isku shaandhaynta lagu sameeyay Golaha Wasiirada iyo Guddoomiyayaasha Gobollada?

    Madaxweyne Deni oo magacaabay Gudoomiyayaasha Gobollada PL qaarkood

    Golaha Wasiirada Puntland oo laysku shaandheeyay

    Beesha caalamka Oo si adag ugu digtay Xasan Shiikh

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.