Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Somalia»Isbadal ku yimid Qorshaha Imaaraadka Ee Saldhiga Xaafuun?
    Somalia

    Isbadal ku yimid Qorshaha Imaaraadka Ee Saldhiga Xaafuun?

    Jibril Qoobey.By Jibril Qoobey.June 3, 2024No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Mashrcuucii Xaafuun,ayay ubadan tahay in loo wareejiyo Laba Deegaan midkood oo kala ah…

    1.Deegaanka Booli-Moog ee Degmada Caluula.

    2.Deegaanka Qori-laha ee Degmada Bander-Bayla.

    Qorshaha looga badalayo Xaafuun dhismaha Saldhiga Milleteri ee Imaaraadka,ayaa waxa uu ka yimid isla Dowlada imaaraadka.

    Ciidamo iskugu jira PSF iyo Maleeshiyaad Beelaysan,ayaa Xaafuun utagay in ay hor istaagaan hirgelinta Saldhigaas,waana mida sababtay in laga wareejiyo Xaafuun Saldhiga.

    Imaaraadka,ayaa aaminsan in Turkigu ka danbeeyo qorshaha carqaladaynta Saldhiga Milleteri ee ay qorshaynayaan in ay PL ka samaystaan.

    Sidoo kale Imaaraadku,waxay aaminsan yihiin in Xasan Shiikh kala Shaqaynayo Dowlada Turkiga carqaladayntaas.

    JQ.

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    Maxaa ka jira in Gudoomiyaha Baarlamaanka Fadaraalka laga mamnuucay Maraykanka?

    April 3, 2026

    Isbadalka lagu sameeyay Maamulka Bangiga Puntland oo la bogaadiyay

    April 3, 2026

    “Madaxweyne Garsoorka dul istaag”WQ.Jibril Qoobey.

    April 3, 2026
    Latest Posts

    Maxaa ka jira in Gudoomiyaha Baarlamaanka Fadaraalka laga mamnuucay Maraykanka?

    Isbadalka lagu sameeyay Maamulka Bangiga Puntland oo la bogaadiyay

    “Madaxweyne Garsoorka dul istaag”WQ.Jibril Qoobey.

    Wasiirada cusub Ee Dowladda Puntland Oo la dhaariyay

    MADAXWEYNAHA OO MAGACAABAY GUDDOOMIYAHA BANGIGA, AGAASIMAHA BANGIGA IYO AGAASIME KU-XIGEENKA BANGIGA.

    Xisaabiyaha Guud Ee Dowlada Puntland oo la magacaabay

    Faallo:-Maxay ka dhigan tahay isku shaandhaynta lagu sameeyay Golaha Wasiirada iyo Guddoomiyayaasha Gobollada?

    Madaxweyne Deni oo magacaabay Gudoomiyayaasha Gobollada PL qaarkood

    Golaha Wasiirada Puntland oo laysku shaandheeyay

    Beesha caalamka Oo si adag ugu digtay Xasan Shiikh

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.