Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Somalia»Isbarbar dhiga Deeqaha Shiinaha iyo Midowga Yurub Ee Somaliya?
    Somalia

    Isbarbar dhiga Deeqaha Shiinaha iyo Midowga Yurub Ee Somaliya?

    Jibril Qoobey.By Jibril Qoobey.December 1, 2023No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Shiinaha oo ah awooda Labaad ee Dhaqaalaha caalamka,waxuu Somaliya ugu deeqay Lacag ka yar $140-kun.

    Halka Midowga Yurub ugu deeqay Somaliya $7.7 Milyan iyo Diyaarado helicopter oo lagu gaaro goobaha go’doonka ah.

    “EU announces that it allocates US 7.7 M to emergency humanitarian aid to the people most affected by the current floods in Somalia. The EU is also launching a helicopter deployment for hard-to-reach areas scheduled for Dec 2023, with a two-month duration”.

    Saamayntooda Somalida ee dhinacyada Siyaasada iyo amaanka sidaas ayay ukala ballaaran tahay.

    Indha yartu Aduunka kulama loolami karaan reer Galbeedka marka la qiimeeyo qorshayaashooda,wax quuristooda iyo hab fikirkooda.

    Jibril Qoobey.

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    Madaxweyne Axmed Madoobe oo lagu soo dhaweeyay Xamar

    February 10, 2026

    Madaxweyne Deni oo si weyn loogu soo dhaweeyay Muqdisho

    February 10, 2026

    Xildhibaanada mucaaradka oo samaystay Baarlamaanka xorta ah

    February 8, 2026
    Latest Posts

    Madaxweyne Axmed Madoobe oo lagu soo dhaweeyay Xamar

    Madaxweyne Deni oo si weyn loogu soo dhaweeyay Muqdisho

    Xildhibaanada mucaaradka oo samaystay Baarlamaanka xorta ah

    Halkee marayaa dhismaha Santuukha horumarinta Puntland ?

    Talyaaniga Oo PL ka fulinaya mashaariic muhiim ah

    Madaxweyne Deni Oo lagu amaanay maaraynta Caana shubka Ugaaska Tanade

    Hanbalyo Ugaas Cabdiraxmaan Ugaas Maxamed Ugaas Cali-geesood.

    Safiirka Talyaaniga Ee Somaliya oo soo gaaray Puntland

    Madaxweyne Deni oo ka qaybgalay Caano shubka Ugaaska Tanade

    Mw Deni oo dhagaxdhigay dhisme cusub oo uu yeelanayo Garsoorka G.Mudug

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.