Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Somalia»Isfahan hordhac ah oo laga gaaray kulankii Isimada iyo Madaxweyne Deni
    Somalia

    Isfahan hordhac ah oo laga gaaray kulankii Isimada iyo Madaxweyne Deni

    Jibril Qoobey.By Jibril Qoobey.July 17, 2023Updated:July 18, 2023No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Is faham,ayaa lagu gaaray kulankii Labada isim iyo Madaxwene Deni,sida xoguhu sheegayaan.

    Qodobada laysla fahmay?

    Doorashada Puntland in la dhamaystiro mida Dawlada hoose,Baarlamaanka iyo Madaxtooyada,ayaa laysla qaatay.

    Wax kabadalka Dastuurka ayay isla qaateen Isimada iyo Madaxweynuhu in loo daayo Baarlamaanka kulankiisa.

    Xisbiyada,ayaa laysla qaatay in ay noqdaan kuwa furan oo aan xadidnayn.

    Mudo xileedka Madaxweynaha is faham,ayaa laga gaaray,walow aanan helin faah faahin nooca uu noqonayo.

    Waxaa jira arimo Dawladu ka tanaasushay oo aan cadayn.

    Waxaa laysla qaatay in Madaxweyne ku-xigeenka iyo Gudoonka Baarlamaanka kulanka lala sugo ka hor inta aan bulshada lala wadaagin.

    Xogahan,waa hordhac,waxna,waa iska badali karaan.

    Jibril Qoobey.

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    MADAXWEYNAHA OO MAGACAABAY GUDDOOMIYAHA BANGIGA, AGAASIMAHA BANGIGA IYO AGAASIME KU-XIGEENKA BANGIGA.

    March 31, 2026

    Xisaabiyaha Guud Ee Dowlada Puntland oo la magacaabay

    March 31, 2026

    Faallo:-Maxay ka dhigan tahay isku shaandhaynta lagu sameeyay Golaha Wasiirada iyo Guddoomiyayaasha Gobollada?

    March 31, 2026
    Latest Posts

    MADAXWEYNAHA OO MAGACAABAY GUDDOOMIYAHA BANGIGA, AGAASIMAHA BANGIGA IYO AGAASIME KU-XIGEENKA BANGIGA.

    Xisaabiyaha Guud Ee Dowlada Puntland oo la magacaabay

    Faallo:-Maxay ka dhigan tahay isku shaandhaynta lagu sameeyay Golaha Wasiirada iyo Guddoomiyayaasha Gobollada?

    Madaxweyne Deni oo magacaabay Gudoomiyayaasha Gobollada PL qaarkood

    Golaha Wasiirada Puntland oo laysku shaandheeyay

    Beesha caalamka Oo si adag ugu digtay Xasan Shiikh

    Wararkii ugu danbeeyay Ee dagaalka Wadaadada Iran

    BC Oo Xasan ugudbinaysa digniintii ugu danbaysay

    Midowga Afrika Oo ku baaqay in xiisada KG la dajiyo

    Beesha caalamka oo ka digtay dagaal ka dhaca Koonfur Galbeed

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.