Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Somalia»Islaan Ciise iyo Aaran-shaydaan oo ay ubadan tahay in ay Deni isku dhiibaan
    Somalia

    Islaan Ciise iyo Aaran-shaydaan oo ay ubadan tahay in ay Deni isku dhiibaan

    Jibril Qoobey.By Jibril Qoobey.July 12, 2023Updated:July 12, 2023No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Xaalku waa ku adag yahay oo Lix Nin iyo Islaankii,ayaa cidlo yuurura Caawa..

    1.Doorashadi ayay Degaankii ka reebeen.
    2.Ciidan Beeleed ayay hubeeyeen.
    3.Dagaal aan loo baahnayn ayay galeen.
    4.Magaaladi Caasimada ahayd ayay dumiyeen
    5.Magaaladi,ayaa laga qaxay.

    Dhaqankii Beesha kala jab oo Suldaankii,waxuu taagan yahay reer PL,ayaan ka mid nahay,waxay qaataan,ayaan la qaadanaynaa.

    Wax garadkii Beeshu Abokor iyo Muuse,ayuu ukala jabay ama Dimuqraadiyad iyo Tarre,ayuu ukala carraabay.

    Waxaas oo dhan wixii ay usameeyeen xalkeedii ma hayaan oo Dimuqraadiyadii iyo qorshihii Dowladu si habsami leh ayay usocdaan.

    Shirkii Isimada oo ay islahaayeen ku kaarta baxa oo ku marmarsiyooda soo jeedinta Dhaqankaan tixgelinay,waa fashilmay.

    Haatan awood,dagaal iyo isbaaro danbe kuma harin Islaanka iyo Aaran,waxuun xal ah oo cududaar unoqda bay raadinayaan xataa haday Deni isku dhiibayaan.

    Islaan Ciise,waxuu Madaxwaynaha ku cadaadinayaa in uu hadlo oo mowqifka Dowlada cadeeyo si looga maarmo isku imaatinka isimada,halkaasna uu ku baaqdo Shir Garowe ka dhaca oo aan isaga hoos imaan Gudoonkana Boqorku leeyahay oo Suldaan Garaase abaabulay.

    Reer Puntland oo dhan,way dawanayaaan hogaaminta Islaanka iyo Aaran-shaydaan.

    Jibril Qoobey.

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    MADAXWEYNAHA OO MAGACAABAY GUDDOOMIYAHA BANGIGA, AGAASIMAHA BANGIGA IYO AGAASIME KU-XIGEENKA BANGIGA.

    March 31, 2026

    Xisaabiyaha Guud Ee Dowlada Puntland oo la magacaabay

    March 31, 2026

    Faallo:-Maxay ka dhigan tahay isku shaandhaynta lagu sameeyay Golaha Wasiirada iyo Guddoomiyayaasha Gobollada?

    March 31, 2026
    Latest Posts

    MADAXWEYNAHA OO MAGACAABAY GUDDOOMIYAHA BANGIGA, AGAASIMAHA BANGIGA IYO AGAASIME KU-XIGEENKA BANGIGA.

    Xisaabiyaha Guud Ee Dowlada Puntland oo la magacaabay

    Faallo:-Maxay ka dhigan tahay isku shaandhaynta lagu sameeyay Golaha Wasiirada iyo Guddoomiyayaasha Gobollada?

    Madaxweyne Deni oo magacaabay Gudoomiyayaasha Gobollada PL qaarkood

    Golaha Wasiirada Puntland oo laysku shaandheeyay

    Beesha caalamka Oo si adag ugu digtay Xasan Shiikh

    Wararkii ugu danbeeyay Ee dagaalka Wadaadada Iran

    BC Oo Xasan ugudbinaysa digniintii ugu danbaysay

    Midowga Afrika Oo ku baaqay in xiisada KG la dajiyo

    Beesha caalamka oo ka digtay dagaal ka dhaca Koonfur Galbeed

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.