Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Somalia»Islamabad: Dibad-baxyada ka dhanka Ra’iisulwasaaraha Pakistan oo xoogeystay
    Somalia

    Islamabad: Dibad-baxyada ka dhanka Ra’iisulwasaaraha Pakistan oo xoogeystay

    Jibril QoobeyBy Jibril QoobeyNovember 2, 2019No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Hogaamiyaasha mucaaradka dalka Pakistan ayaa soo cusbooneesiiyay dalabkooda ah in uu is casilo Raโ€™iisul Wasaaraha dalkaasi ee Cimraan Khaan.

    Dibad bax ay kasoo qayb galeen kumanaan ruux loogana soo hor jeedo dowladda Pakistan ayaa ka dhacay caasimada dalkaasi ee Islamabad.

    Hor joogayaasha dibad baxayada ayaa Raโ€™iisul Wasaare Cimraan Khaan ayaa usoo jeedinaya eedeemo dhawr oo ah oo ay kamid tahay in dowladiisa ay ku fashilantay bixinta adeegyada asaasiga ah.

    Dowladda Raโ€™iisul Wasaare Khan ayaa wada olole lagula dagaalamanayo musuq maasuq iyadoona baaritaano ku haysa madaxdii dalka soo martay.

    Dibad baxan oo u muuqda mid cadaadis lagu saarayo xukuumada Raโ€™iisul Wasaare Cimraan Khaan ayaa mucaaradku sheegeen in ay sii socondoonaan.

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    Trump oo meesha ka saaray sharci Somalida macno weyn ulahaa

    November 22, 2025

    Maalgelin $Trillion ah oo Sacuudigu ku maalgashanayaa Maraykanka.

    November 19, 2025

    Saxaafada caalamka oo isku soo shubtay Puntland

    November 19, 2025
    Latest Posts

    Trump oo meesha ka saaray sharci Somalida macno weyn ulahaa

    Maalgelin $Trillion ah oo Sacuudigu ku maalgashanayaa Maraykanka.

    Saxaafada caalamka oo isku soo shubtay Puntland

    Warbixin ay soo saartay Jaamacadda AMERICAN UNIVERSITY oo looga hadlay guulaha Ciidamada PL

    Faahfaahin duqaymo lala beegsaday firxadka argagixisada

    Faah-faahin dheeraad ah Miisaaniyadda sanadka 2026 Ee Puntland

    Somaliya oo codkeeda ku biirisay Qasa in la geeyo Ciidan shisheeye

    Palestinian Authority welcomes UN Security Council resolution on Gaza

    ๐—ช๐—ฎ๐—ณ๐˜๐—ถ ๐˜‚๐˜‚ ๐—ต๐—ผ๐—ด๐—ด๐—ฎ๐—ฎ๐—บ๐—ถ๐—ป๐—ฎ๐˜†๐—ผ ๐—ช๐—ฎ๐˜€๐—ถ๐—ถ๐—ฟ ๐—๐˜‚๐˜…๐—ฎ ๐—ผ๐—ผ ๐—ด๐—ฎ๐—ฎ๐—ฟ๐—ฎ๐˜† ๐——๐—ต๐—ฎa๐—ฑ๐—ฎ๐—ฎ๐—ฟ

    Wasaarada Arimaha gudaha oo go’aan ka gaartat khilaafka Golaha Deegaanka

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2025 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.