Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Somalia»Israa’iil iyo Xamaas oo wada gaaray heshiis
    Somalia

    Israa’iil iyo Xamaas oo wada gaaray heshiis

    Jibril Qoobey.By Jibril Qoobey.January 16, 2025No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Dowladaha dhex dhexaadinaya Israa’iil iyo Xamaas,ayaa Arbacadi shalay magaalada Doha ee caasimadda Qatar uga dhawaaqay, in la gaaray heshiis xabbad joojin ah oo Axadda ka dhaqangeli doona Qasa.

    Heshiiska oo Saddex waji leh, ayaa wajigiisa koowaad uu dhigayaa..

    1.In Xabbada laga joojiyo Qasa.

    2.In la sii daayo la heystayaasha Isra’iliyiinta.

    3.In Xabsiyada Isra’iil laga fasaxo boqollaal Falastiinyiin ah.

    4.In gargaar bani’aadannimo oo deg deg deg ah lala gaaro dadka reer Qasa.

    Falastiiniyiinta Qasa,ayaa warka heshiiska farxad ku soo dhaweeyay.

    Siidoo kale qaar ka mid ah shacabka Israa’iil ayaa aad u soo dhaweeyay heshiiskan.

     

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    Mw Deni oo dhagaxdhigay dhisme cusub oo uu yeelanayo Garsoorka G.Mudug

    February 7, 2026

    Ciidamada cusub Ee Booliska PL oo la wareegay amniga Gobolka Mudug

    February 7, 2026

    Xasan Shiikh Oo Qatar u Aaday yaboohsi dhaqaale

    February 7, 2026
    Latest Posts

    Mw Deni oo dhagaxdhigay dhisme cusub oo uu yeelanayo Garsoorka G.Mudug

    Ciidamada cusub Ee Booliska PL oo la wareegay amniga Gobolka Mudug

    Xasan Shiikh Oo Qatar u Aaday yaboohsi dhaqaale

    Warbixinta amaanka Guud Ee Puntland?,Qaybta 1-Aad.

    Xog:-Shidaalka Koonfurta iyo Bartamaha Ee Turkiga ku hawlahan yahay.

    Ugu danbayn Madaxweynayaasha PL iyo JL oo ku wajahan Muqdisho

    Faallo:-Laftagareen haduu faahin siyaasadeed yahay haka boodo Tareenka Xasan.

    GMS oo war kasoo saaray dagaalka Baydhabo.

    Puntland oo Ciidamo cusub udirtay Gobolka Mudug

    Faallo:-Maraykanku in uu amaano Ciidamada PL si gaar ah mahan mid fudud.

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.