Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Somalia»Israa’iil ma si ula kac ah ayay ulaysay Shaqaalaha?
    Somalia

    Israa’iil ma si ula kac ah ayay ulaysay Shaqaalaha?

    Jibril Qoobey.By Jibril Qoobey.April 4, 2024No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Cunta-kariye sare Jose Andres oo ah aas-aasaha Hey’adda Gargaarka ee Worl Centeral Kitchen, ayaa Arbacadi u sheegay wakaaladda wararka ee Reuters, in weerarki ay Israel ku dishay 7 ka mid ah shaqaalihiisa gudaha magaalada Gaza uu ahaa mid loo fuliyay si ula kac ah.

    Wareysi qiiro lahaa oo uu siiyay Rueters, ayuu Jose Andres ku sheegay, in ay xiriir cad kala yeesheen ciidamada Israil cuntada ay ka qeybinayeen Gaza isla markaana ay ciidanka Israil ogaayeen dhaq-dhaqaaqa shaqaalaha gargaarka.

    Shaqaalaha la dilay ayaa baabuurki ay la socdeen lagu dhuftay gantaal waxyar kaddib marki ay soo dajiyeen cunto gaareysa 100 tan oo ay Qasa u soo marsiiyeen badda. Dowladda Israil ayaa weerarkaasi ku tilmaantay mid u dhacay si kama ah.

    Dowladaha dunida gaar ahaan kuwa galbeed,ayaa cambaareeyay isla markaana dalbaday baaritaan iyo jawaabo cad.

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    MADAXWEYNAHA OO MAGACAABAY GUDDOOMIYAHA BANGIGA, AGAASIMAHA BANGIGA IYO AGAASIME KU-XIGEENKA BANGIGA.

    March 31, 2026

    Xisaabiyaha Guud Ee Dowlada Puntland oo la magacaabay

    March 31, 2026

    Faallo:-Maxay ka dhigan tahay isku shaandhaynta lagu sameeyay Golaha Wasiirada iyo Guddoomiyayaasha Gobollada?

    March 31, 2026
    Latest Posts

    MADAXWEYNAHA OO MAGACAABAY GUDDOOMIYAHA BANGIGA, AGAASIMAHA BANGIGA IYO AGAASIME KU-XIGEENKA BANGIGA.

    Xisaabiyaha Guud Ee Dowlada Puntland oo la magacaabay

    Faallo:-Maxay ka dhigan tahay isku shaandhaynta lagu sameeyay Golaha Wasiirada iyo Guddoomiyayaasha Gobollada?

    Madaxweyne Deni oo magacaabay Gudoomiyayaasha Gobollada PL qaarkood

    Golaha Wasiirada Puntland oo laysku shaandheeyay

    Beesha caalamka Oo si adag ugu digtay Xasan Shiikh

    Wararkii ugu danbeeyay Ee dagaalka Wadaadada Iran

    BC Oo Xasan ugudbinaysa digniintii ugu danbaysay

    Midowga Afrika Oo ku baaqay in xiisada KG la dajiyo

    Beesha caalamka oo ka digtay dagaal ka dhaca Koonfur Galbeed

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.