Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Somalia»Israa’iil oo gaartay Guul Milleteri iyo mid Siyaasadeed oo Taariikhiya.
    Somalia

    Israa’iil oo gaartay Guul Milleteri iyo mid Siyaasadeed oo Taariikhiya.

    Jibril Qoobey.By Jibril Qoobey.December 19, 2024No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Waxay soo afjartay Taliskii ugu danbeeyay Talisyada aaminsanaa fikrada iska caabinta Israa’iil,kaasoo ah Bishaar Al-asad.

    Waxay gudaha ugashay Dhulka Siiriya,iyadoo sugatay Maamulida Buuraha Muhiimka ah,isla markaana,waxay xaqiijisay burburinta awoodii Ciidan ee Siiriya.

    Xamaas iyo Xusbullaah Dhulkay dhigtay,waxayna diciifisay awoodii Wadaada Iran.

    Marka laga soo tago burburinta awooda Shiicada,waxaa ka horeeyay burburinta awoodii Sunnida ee …

    B.Iraq.
    T.Libiya.
    J.Sudan.
    X.Yemen.

    Qorshahaas balaaran,waxaa ku garabsiiinayay Israa’iil Bahwadaagteeda Galbeedka,waxaana haatan bilowday yagleelida Dowlado Islaam Sunni iyo Shiico ah oo ah qunyar socod Nolol raba oo aan marna khatar ku noqon karin Israa’iil iyo danaha Galbeedka sida…..

    1.Masar.
    2.Urdun.
    3 Iraq.
    4.Maamulka Falastiniyiinta.
    5.Dowladaha Khaliijka.
    6.Tunisiya.
    7.Libiya.
    8.Aljeeriya.
    9.Moroko.
    10.Somaliya.

    Wajigan,waxaa qaatay Qandaraaska Erdogan oo dantiisu ay tahay danaha Wadankiisa Turkiga oo ugu horayso kobcinta Dhaqaalaha.

     

    Halkan ka daawo muuqaalka

    https://www.idilnews.com/wp-content/uploads/2024/12/AQMgeI027stdcDulKd_hnjpqcO13LvYIjD7n7Mz-MDmSxROwmkdtUj6CKzi6tE0wzX1iwrAa9w8RiPxYlDN05XIm.mp4

     

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    Xog:-Khasaaraha kasoo gaaray Maraykanka dagaalka Iran

    April 6, 2026

    Puntland,waa in ay hakisaa Shirka Golaha Mustaqbalka Ee Garowe

    April 6, 2026

    Maraykanka iyo Iran oo aan weli heshiis gaarin,iyadoo….

    April 6, 2026
    Latest Posts

    Xog:-Khasaaraha kasoo gaaray Maraykanka dagaalka Iran

    Puntland,waa in ay hakisaa Shirka Golaha Mustaqbalka Ee Garowe

    Maraykanka iyo Iran oo aan weli heshiis gaarin,iyadoo….

    Maxaa ka jira in Gudoomiyaha Baarlamaanka Fadaraalka laga mamnuucay Maraykanka?

    Isbadalka lagu sameeyay Maamulka Bangiga Puntland oo la bogaadiyay

    “Madaxweyne Garsoorka dul istaag”WQ.Jibril Qoobey.

    Wasiirada cusub Ee Dowladda Puntland Oo la dhaariyay

    MADAXWEYNAHA OO MAGACAABAY GUDDOOMIYAHA BANGIGA, AGAASIMAHA BANGIGA IYO AGAASIME KU-XIGEENKA BANGIGA.

    Xisaabiyaha Guud Ee Dowlada Puntland oo la magacaabay

    Faallo:-Maxay ka dhigan tahay isku shaandhaynta lagu sameeyay Golaha Wasiirada iyo Guddoomiyayaasha Gobollada?

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.