Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Somalia»Israa’iil oo iska fogaysay in ay ku lug leedahay Shilka MW Iran
    Somalia

    Israa’iil oo iska fogaysay in ay ku lug leedahay Shilka MW Iran

    Jibril Qoobey.By Jibril Qoobey.May 19, 2024Updated:May 21, 2024No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Wali lama hayo Raq iyo Ruux Madaxweynihii Iran,waxaana la baadigoobaya Iran Caalamka oo idil.

    Diyaaradaha Turkiga,ayaa kusoo biiray baadigoobka Madaxweynihii Iran.

    Israa’iil,waxay sheegtay in aysan wax lug ah ku lahayn Shilkaas oo aysan danaynayn.

    Iran,waa ku ceebowday in MW Wadanka aan lahayn 11-Saac kadib Raqdiisii iyo Ruuxdiisii.

    Diyaaradaha Turkiga oo baadigoobaya MW Iran

    Muuqaalkii ugu danbeeyay ee laga helay Mada weynaha Iran ee lumay. pic.twitter.com/HT55Awutl7

    — Jibril Qoobey (@JibrilQoobey) May 19, 2024

    Markii koox kaliya Wadanka ay Gacanta ku dhigaan Dowladnimadu sidaan ayay umacno liidataa oo ufashilantaa.

    Iran lagama filayn awooda noocaan ah in ay Maanta leedahay marka la qiimeeyo Dhaqaalaheeda iyo taariikhdeeda.

    Muuqaalkii ugu danbeeyay ee laga helo Mw.

    Wali lama hayo Raq iyo Ruux Madaxweynihii Iran,waxaana la baadigoobaya Iran Caalamka oo idil.

    Diyaaradaha Turkiga,ayaa kusoo biiray baadigoobka Madaxweynihii Iran.

    Israa'iil,waxay sheegtay in aysan wax lug ah ku lahayn Shilkaas oo aysan danaynayn.

    Iran,waa ku ceebowday in MW… pic.twitter.com/fYzRJkcjlh

    — Jibril Qoobey (@JibrilQoobey) May 19, 2024

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    MADAXWEYNAHA OO MAGACAABAY GUDDOOMIYAHA BANGIGA, AGAASIMAHA BANGIGA IYO AGAASIME KU-XIGEENKA BANGIGA.

    March 31, 2026

    Xisaabiyaha Guud Ee Dowlada Puntland oo la magacaabay

    March 31, 2026

    Faallo:-Maxay ka dhigan tahay isku shaandhaynta lagu sameeyay Golaha Wasiirada iyo Guddoomiyayaasha Gobollada?

    March 31, 2026
    Latest Posts

    MADAXWEYNAHA OO MAGACAABAY GUDDOOMIYAHA BANGIGA, AGAASIMAHA BANGIGA IYO AGAASIME KU-XIGEENKA BANGIGA.

    Xisaabiyaha Guud Ee Dowlada Puntland oo la magacaabay

    Faallo:-Maxay ka dhigan tahay isku shaandhaynta lagu sameeyay Golaha Wasiirada iyo Guddoomiyayaasha Gobollada?

    Madaxweyne Deni oo magacaabay Gudoomiyayaasha Gobollada PL qaarkood

    Golaha Wasiirada Puntland oo laysku shaandheeyay

    Beesha caalamka Oo si adag ugu digtay Xasan Shiikh

    Wararkii ugu danbeeyay Ee dagaalka Wadaadada Iran

    BC Oo Xasan ugudbinaysa digniintii ugu danbaysay

    Midowga Afrika Oo ku baaqay in xiisada KG la dajiyo

    Beesha caalamka oo ka digtay dagaal ka dhaca Koonfur Galbeed

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.