Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Somalia»Israa’iil oo ku dhawaad 100-Qof oo Rayid ah ku dishay Qasa
    Somalia

    Israa’iil oo ku dhawaad 100-Qof oo Rayid ah ku dishay Qasa

    Jibril Qoobey.By Jibril Qoobey.July 14, 2024Updated:July 14, 2024No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Millatariga Israa’iil,ayaa weerarka ku sheegay mid ay ku beegsadeen taliyaha Milatariga Xamaas, Maxammed Deyf iyo Abaanduulaha Labaad ee Xamaas Rafa Salama.

    Xamaas,ayaa dhankeeda beenisay sheegashada Isra’il ee ah in goobta la garaacay uu joogay Deyf, iyaga oo arrintaasi ku tilmaamay sheeko been abuur ah oo la rabo in kaliya lagu qariyo baaxadda xasuuqii foosha xumaa.

    Sidoo kale Ra’isulwasaaraha Israa’iil Benjamin Netanyahu,ayaa sidoo kale sheegay in aysan wali hubin weerarka in ay ku dileen Maxammed Deyf iyo Rafa Salama.

    Meydadka ilaa iyo hadda laga helay teendhooyinka la duqeeyay,waxay gaarayaan 91-Qof, halka dhaawaca uu kor u dhaafay 300.

    Khasaaraha weerarkaan,ayaa lagu sheegay kii ugu xooganaa oo ka dhaca Qasa Todobaadkan.

     

     

    Halkan ka daawo muuqaalka

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    Maxaa ka jira in Gudoomiyaha Baarlamaanka Fadaraalka laga mamnuucay Maraykanka?

    April 3, 2026

    Isbadalka lagu sameeyay Maamulka Bangiga Puntland oo la bogaadiyay

    April 3, 2026

    “Madaxweyne Garsoorka dul istaag”WQ.Jibril Qoobey.

    April 3, 2026
    Latest Posts

    Maxaa ka jira in Gudoomiyaha Baarlamaanka Fadaraalka laga mamnuucay Maraykanka?

    Isbadalka lagu sameeyay Maamulka Bangiga Puntland oo la bogaadiyay

    “Madaxweyne Garsoorka dul istaag”WQ.Jibril Qoobey.

    Wasiirada cusub Ee Dowladda Puntland Oo la dhaariyay

    MADAXWEYNAHA OO MAGACAABAY GUDDOOMIYAHA BANGIGA, AGAASIMAHA BANGIGA IYO AGAASIME KU-XIGEENKA BANGIGA.

    Xisaabiyaha Guud Ee Dowlada Puntland oo la magacaabay

    Faallo:-Maxay ka dhigan tahay isku shaandhaynta lagu sameeyay Golaha Wasiirada iyo Guddoomiyayaasha Gobollada?

    Madaxweyne Deni oo magacaabay Gudoomiyayaasha Gobollada PL qaarkood

    Golaha Wasiirada Puntland oo laysku shaandheeyay

    Beesha caalamka Oo si adag ugu digtay Xasan Shiikh

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.