Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Somalia»Israa’iil oo ku goodisay weerar xilli xaalad adag ay ka taagantahay Rafax
    Somalia

    Israa’iil oo ku goodisay weerar xilli xaalad adag ay ka taagantahay Rafax

    Jibril Qoobey.By Jibril Qoobey.February 19, 2024No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Wasiir ka tirsan golaha wasiirada dagaalka ee Israa’iil,ayaa muddeeyay waqti kama dambeys ah oo ay militarigoodu billaabayaan duullaanka ay doonayaan in ay ku qaadaan magaalada Rafah ee koonfurta Qasa.

    Benny Gantz waxa uu sheegay in weerarku bilaaban doono haddii aaney Xamaas sii daynin dhamaan dadkii ay ku afduubteen weerarkii toddobadii Oktoobar ee sanadkii tagay toddobaadyo gudahood.

    Hadalkaan,ayaa imaanaya iyadoo dadka ku nool Marinka Rafax ay la’yihiin meel ay u ciirsadaan maadama markii horaba qaar badan oo ka mid ah dadkaan ay ka soo carareen qaybaha kale ee Qasa.

    Hay’adaha gargaarka,ayaa sheegaya in xaalad bini’aadanimo oo adag ay ka taagantahay Rafax, dadkuna ay wajahayaan dhibaatooyin sii kordhaya maalinba-maalinta ka dambeysa.

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    MADAXWEYNAHA OO MAGACAABAY GUDDOOMIYAHA BANGIGA, AGAASIMAHA BANGIGA IYO AGAASIME KU-XIGEENKA BANGIGA.

    March 31, 2026

    Xisaabiyaha Guud Ee Dowlada Puntland oo la magacaabay

    March 31, 2026

    Faallo:-Maxay ka dhigan tahay isku shaandhaynta lagu sameeyay Golaha Wasiirada iyo Guddoomiyayaasha Gobollada?

    March 31, 2026
    Latest Posts

    MADAXWEYNAHA OO MAGACAABAY GUDDOOMIYAHA BANGIGA, AGAASIMAHA BANGIGA IYO AGAASIME KU-XIGEENKA BANGIGA.

    Xisaabiyaha Guud Ee Dowlada Puntland oo la magacaabay

    Faallo:-Maxay ka dhigan tahay isku shaandhaynta lagu sameeyay Golaha Wasiirada iyo Guddoomiyayaasha Gobollada?

    Madaxweyne Deni oo magacaabay Gudoomiyayaasha Gobollada PL qaarkood

    Golaha Wasiirada Puntland oo laysku shaandheeyay

    Beesha caalamka Oo si adag ugu digtay Xasan Shiikh

    Wararkii ugu danbeeyay Ee dagaalka Wadaadada Iran

    BC Oo Xasan ugudbinaysa digniintii ugu danbaysay

    Midowga Afrika Oo ku baaqay in xiisada KG la dajiyo

    Beesha caalamka oo ka digtay dagaal ka dhaca Koonfur Galbeed

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.