Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Somalia»Israa’iil oo looga laayay Qasa Darsin Askarteeda ah
    Somalia

    Israa’iil oo looga laayay Qasa Darsin Askarteeda ah

    Jibril Qoobey.By Jibril Qoobey.June 16, 2024No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Ciidamada Israa’iill,ayaa sheegay in Siddeed ka mid ah Askartooda lagu dilay koonfurta Qasa, ka dib markii askartan ay ka soo laabteen howlgal habeenimo ah oo ay ka sameeyeen xaafadda Tal al-Sultan ee magaalada Rafax.

    Askarta ayaa saarnaa gaari gaashaaman ka dibna uu haleelay qarax weyn, baaritaan hordhac ayaa lagu sheegay in ‘qalab farsamo sare loo adeegsaday’ sida ay ciidamada Israa’iil sheegeen.

    War qoraal ah oo ay soo dhigeen bartooda X, oo hore loo oron jiray Twitter, ayay ciidanka Israa’iil ku sheegeen in Captain Waseem Maxmoud oo 23 jir ah uu ka mid ahaa dadka la dilay, magacyada kale ee askarta ayey ciidamadu sheegeen in la shaacin doono marka qoysaskooda la ogeysiiyo.

    Ciidamada dhulka ee Israa’iil ayaa sii wada howlgallada ay ka wadaan Rafax iyaga oo ujeedkoodka howlgallada ku sheegay inuu yahay in ay meesha ka saaraan waxa ay ku tilmaameen “ Xaruntii ugu weynayd ee ugu ugu dambaysay ee Xamaas.”

    Mar sii horreysay, garabka hubeysan ee Xamaas ayaa sheegay inay gantaal ku rideen gaari gaashaaman kaddib markii ay weerar gaadmo ah sameeyeen, ka hor inta aysan gantaal labaad ku ridin ciidamadii xoojin ahaanta u yimid.”

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    Maxaa ka jira in Gudoomiyaha Baarlamaanka Fadaraalka laga mamnuucay Maraykanka?

    April 3, 2026

    Isbadalka lagu sameeyay Maamulka Bangiga Puntland oo la bogaadiyay

    April 3, 2026

    “Madaxweyne Garsoorka dul istaag”WQ.Jibril Qoobey.

    April 3, 2026
    Latest Posts

    Maxaa ka jira in Gudoomiyaha Baarlamaanka Fadaraalka laga mamnuucay Maraykanka?

    Isbadalka lagu sameeyay Maamulka Bangiga Puntland oo la bogaadiyay

    “Madaxweyne Garsoorka dul istaag”WQ.Jibril Qoobey.

    Wasiirada cusub Ee Dowladda Puntland Oo la dhaariyay

    MADAXWEYNAHA OO MAGACAABAY GUDDOOMIYAHA BANGIGA, AGAASIMAHA BANGIGA IYO AGAASIME KU-XIGEENKA BANGIGA.

    Xisaabiyaha Guud Ee Dowlada Puntland oo la magacaabay

    Faallo:-Maxay ka dhigan tahay isku shaandhaynta lagu sameeyay Golaha Wasiirada iyo Guddoomiyayaasha Gobollada?

    Madaxweyne Deni oo magacaabay Gudoomiyayaasha Gobollada PL qaarkood

    Golaha Wasiirada Puntland oo laysku shaandheeyay

    Beesha caalamka Oo si adag ugu digtay Xasan Shiikh

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.