Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Somalia»Israa’iil oo weerar ku qaaday Xaafad ku taal Raffax
    Somalia

    Israa’iil oo weerar ku qaaday Xaafad ku taal Raffax

    Jibril Qoobey.By Jibril Qoobey.December 3, 2023No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Wasaaradda arrimaha gudaha ee Qasa,ayaa sheegtay in 7 Falastiiniyiin ah lagu dilay weerar xagga cirka ah oo Israa’iil ku qaaday Guri ku yaalla Degmada Rafax.

    Wakaaladda warrarka ee Reuters oo soo xiganaysa Wasaaradda Arimaha Gudaha ee Qasa ayaa sheegtay in todobada qof ay ku dhinteen guri ku yaalla degmada Rafax ee Koonfurta Marinka Qasa.

    Sida laga soo xigtay Wasaaradda, weerarka ayaa sidoo kale sababbay dhaawaca tiro kale oo Falastiiniyiin ah.

    Wasaaradda Caafimaadka ee Qasa,ayaa shalay sheegtay in ilaa 240 Falastiiniyiin ah la dilay tan iyo markii Israa’iil ay dib u billowday duullaanka ay ku hayso Qasa Jimcihii la soo dhaafay.

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    MADAXWEYNAHA OO MAGACAABAY GUDDOOMIYAHA BANGIGA, AGAASIMAHA BANGIGA IYO AGAASIME KU-XIGEENKA BANGIGA.

    March 31, 2026

    Xisaabiyaha Guud Ee Dowlada Puntland oo la magacaabay

    March 31, 2026

    Faallo:-Maxay ka dhigan tahay isku shaandhaynta lagu sameeyay Golaha Wasiirada iyo Guddoomiyayaasha Gobollada?

    March 31, 2026
    Latest Posts

    MADAXWEYNAHA OO MAGACAABAY GUDDOOMIYAHA BANGIGA, AGAASIMAHA BANGIGA IYO AGAASIME KU-XIGEENKA BANGIGA.

    Xisaabiyaha Guud Ee Dowlada Puntland oo la magacaabay

    Faallo:-Maxay ka dhigan tahay isku shaandhaynta lagu sameeyay Golaha Wasiirada iyo Guddoomiyayaasha Gobollada?

    Madaxweyne Deni oo magacaabay Gudoomiyayaasha Gobollada PL qaarkood

    Golaha Wasiirada Puntland oo laysku shaandheeyay

    Beesha caalamka Oo si adag ugu digtay Xasan Shiikh

    Wararkii ugu danbeeyay Ee dagaalka Wadaadada Iran

    BC Oo Xasan ugudbinaysa digniintii ugu danbaysay

    Midowga Afrika Oo ku baaqay in xiisada KG la dajiyo

    Beesha caalamka oo ka digtay dagaal ka dhaca Koonfur Galbeed

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.