Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Somalia»Israa’iil oo xaqiijisay Dilka Hogaamiyihii Xamaas
    Somalia

    Israa’iil oo xaqiijisay Dilka Hogaamiyihii Xamaas

    Jibril Qoobey.By Jibril Qoobey.October 17, 2024Updated:October 17, 2024No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Israa’iil sidan oo kale ayay 21-Sep usheegatay in ay dishay Sinwaar hogaamiyaha Xamaas,balse ma dhaboobin.

    Haatan,way xaqiijisay Israa’iil Dilka Yaxya Sinwaar kadib DNA tijaabin ay samaysay.

    Sinwaar oo ahaa Ninkii hogaaminayay weerarkii Israa’iil lagu qaaday ee looga dilay 1200 Qof,ayaa u ahaa Israa’iil Yoolka Koowaad.

    Yaxye Sinwaar waxa uu ku dhashay Xero Qaxooti 1962-dii,waa halgamaa mar ay Israa’iil ku xukuntay Xabsi daa’in.

    Kadib Dilkii Ismaaciil Haniya,waxa uu noqday hogaamiyaha Xamaas.

    Haday dhab noqoto,waa dhabar jab kale oo ku dhacay Xamaas iyo guul Milleteri oo ay gaartay Israa’iil.

     

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    Maxaa ka jira in Gudoomiyaha Baarlamaanka Fadaraalka laga mamnuucay Maraykanka?

    April 3, 2026

    Isbadalka lagu sameeyay Maamulka Bangiga Puntland oo la bogaadiyay

    April 3, 2026

    “Madaxweyne Garsoorka dul istaag”WQ.Jibril Qoobey.

    April 3, 2026
    Latest Posts

    Maxaa ka jira in Gudoomiyaha Baarlamaanka Fadaraalka laga mamnuucay Maraykanka?

    Isbadalka lagu sameeyay Maamulka Bangiga Puntland oo la bogaadiyay

    “Madaxweyne Garsoorka dul istaag”WQ.Jibril Qoobey.

    Wasiirada cusub Ee Dowladda Puntland Oo la dhaariyay

    MADAXWEYNAHA OO MAGACAABAY GUDDOOMIYAHA BANGIGA, AGAASIMAHA BANGIGA IYO AGAASIME KU-XIGEENKA BANGIGA.

    Xisaabiyaha Guud Ee Dowlada Puntland oo la magacaabay

    Faallo:-Maxay ka dhigan tahay isku shaandhaynta lagu sameeyay Golaha Wasiirada iyo Guddoomiyayaasha Gobollada?

    Madaxweyne Deni oo magacaabay Gudoomiyayaasha Gobollada PL qaarkood

    Golaha Wasiirada Puntland oo laysku shaandheeyay

    Beesha caalamka Oo si adag ugu digtay Xasan Shiikh

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.