Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Somalia»Itoobiya Dayax-Gameed Hawada Udirtay
    Somalia

    Itoobiya Dayax-Gameed Hawada Udirtay

    Jibril QoobeyBy Jibril QoobeyDecember 20, 2019No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Haddii Saaka lagu guuleysto Satelite ETHIOPIA udireyso hawada sare ee lagu magacaabo ETRSS-01 Ethiopia waxay ka taqaluseysaa dhawr wax yaabood oo kala ah.

    B.In dhulka muranku kala dhexeeyo Wadamada dariska la ah oo dhan Khidada ay u dajisey ayadu ay ku guuleysato,waxayna la socon doontaa dhaq dhaqaaqa Xadadka.

    T.In ay ka faa’iideysato Biyeheeda iyo dhamaan macluumaadka Dhulka hoostiisa ku jira ee aysan ka war hayn hadda.

    J.In shacabkeedu ay helaan isgaarsiin Waafi ah oo dhamaan qaybaha loo baahan yahay ka dhameystiran.

    X.Gacan ku haynta xogaha Gobolka oo ayada marti looga noqon doono wax walba oo Gobolka ka socdana ay Khuburadoodu ururin doonaan mid midna ula socon doonaan goor walba iyo meel walba.

    Satelite-ka xarubta laga maamuli doono waxay noqon doontaa meel uga aadan Magaladda ADDIS-ABABA ee Caasimadda wadan kaas, Qiyaas ahaana ujirta wax ka yar 800-KM oo jooga sare ah.

    Wadanka shiinaha oo gacanta ku haya dirayana Dayax-gacmeedkan,balse maamulkiisa aan shaqo ku lahaan doonin,ayaa isha ku hayn doona mudana hagin doona.

    Halka laga ganayo saakay,ayaa ah meel udhow caasinada Dalkaas ee Beyjiin,waxaana la filayaa in muddo ka yar 45-daqiiqo uu ku gaari doono halka loo qorsheeyay.

    Qore:-Gallad Herze

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    Israel oo dishay hogaamiyihii dadbanaa Ee Iran

    March 18, 2026

    Xasan Shiikh oo ku fashilmay inqilaabkii Laftagareen uu la damcay?

    March 18, 2026

    Maxay ka dhigan tahay tagida Baydhabo Ee Mw Laftagareen?

    March 18, 2026
    Latest Posts

    Israel oo dishay hogaamiyihii dadbanaa Ee Iran

    Xasan Shiikh oo ku fashilmay inqilaabkii Laftagareen uu la damcay?

    Maxay ka dhigan tahay tagida Baydhabo Ee Mw Laftagareen?

    Maxay ka dhigan tahay xiriir ujarida KG Ee DFS?

    Weerarada Gantaalada iyo Drons-ka Ee Iran ka imaanaya oo hoos usii dhacaya

    Faallo:-Doorka Putin ee dagaalka Galbeedka Aasiya Maraykanka/Israa’iil iyo Iran?.

    Hoos udhac weyn oo ku dhacay Maraakiibta ka gudabaya Marinka Hormos

    Faallo:-Garaacista Jasiirada Hoyga u ah Saliida Iran

    Xamaas oo kaga hor timid Iran weerarada Wadamada Khaliijka

    Difaaca Cirka Imaaraadka Carabta oo fashiliyay weeraro ka yimid Iran

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.