Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Somalia»Itoobiya iska diiday Deked Jabuti ugu yaboohday xilli hore
    Somalia

    Itoobiya iska diiday Deked Jabuti ugu yaboohday xilli hore

    Jibril Qoobey.By Jibril Qoobey.August 31, 2024Updated:August 31, 2024No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Waa dhab in Jabuti xilli hore Itoobiya usoo bandhigtay in ay siinayso Xeeb ay ka dhisato Deked,iyadu leedahay.

    Jabuti,ayaa usheegtay Itoobiya kaliya in ay qaadanayso Adeega iyo Saadka Dekedaas.

    Balse Itoobiya,waxay ku dooday in aysan rabin Deked kaliya ee ay rabto Saldhig Ciidan Badeed.

    Jabuti,ayaa ugu jawaabtay in aysan Itoobiya ahayn in ay dhisato Ciidan Badeed,sababtoo ah maba lihid Bad.

    Sida muuqata Itoobiya,waxay danaynaysaa in yeelato Ciidan Badeed oo ay qayb ka noqoto loolanka Badaha.

    SL oo u aragta fursad ay ku gaari karto hankeedii Jamhuuriyad Madaxbanaan,ayaa ugu ya booqday Saldhig Ciidan Badeed in ay siinayso.

    Balse,waa talaabo ay SL ku deg-degtay oo aysan aad uga fiirsan,isla markaana khatar ku ah jiritaankeeda danbe.

    Wasiirka Arrimaha Dibadda Jabuti oo arintan Ka hadlaya,ayaa yiri…

    “Itoobiya waxaanu siinaynaa Deked ay 100% ay maamushaan, waa jid cusub oo aan Nabadda Gobolka u Jeexnay,waxayna ku taal Tajoora oo ujirta Xuduuda Itoobiya 100-Km”.

     

    Halkan ka daawo muuqaalka

    https://www.idilnews.com/wp-content/uploads/2024/08/An-DtNYFvx88D1f3vprh5bPHuCPSMLI-gsxw_k0fZ9ZlumBC_J-PnSjFwxTScbttIaV-GS9YRBFBIR5okMBAApPd.mp4

    JQ.

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    Maxaa ka jira in Gudoomiyaha Baarlamaanka Fadaraalka laga mamnuucay Maraykanka?

    April 3, 2026

    Isbadalka lagu sameeyay Maamulka Bangiga Puntland oo la bogaadiyay

    April 3, 2026

    “Madaxweyne Garsoorka dul istaag”WQ.Jibril Qoobey.

    April 3, 2026
    Latest Posts

    Maxaa ka jira in Gudoomiyaha Baarlamaanka Fadaraalka laga mamnuucay Maraykanka?

    Isbadalka lagu sameeyay Maamulka Bangiga Puntland oo la bogaadiyay

    “Madaxweyne Garsoorka dul istaag”WQ.Jibril Qoobey.

    Wasiirada cusub Ee Dowladda Puntland Oo la dhaariyay

    MADAXWEYNAHA OO MAGACAABAY GUDDOOMIYAHA BANGIGA, AGAASIMAHA BANGIGA IYO AGAASIME KU-XIGEENKA BANGIGA.

    Xisaabiyaha Guud Ee Dowlada Puntland oo la magacaabay

    Faallo:-Maxay ka dhigan tahay isku shaandhaynta lagu sameeyay Golaha Wasiirada iyo Guddoomiyayaasha Gobollada?

    Madaxweyne Deni oo magacaabay Gudoomiyayaasha Gobollada PL qaarkood

    Golaha Wasiirada Puntland oo laysku shaandheeyay

    Beesha caalamka Oo si adag ugu digtay Xasan Shiikh

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.