Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Somalia»Itoobiya iyo Maamulka Muuse Biixi oo ku kala tagey colaada Laascaanood
    Somalia

    Itoobiya iyo Maamulka Muuse Biixi oo ku kala tagey colaada Laascaanood

    Jibril Qoobey.By Jibril Qoobey.March 10, 2023No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Itoobiya iyo Maamulka Somaliland,ayaa isku fahmi waayay oo ku kala tagey colaada LC.

    Maamulka Muuse Biixi,waxuu ka dhaga-adaygay dhex-dhexaadintii Itoobiya ee colaada LC,taasoo keentay in Labada dhinac uu khilaaf ka dhex qarxo.

    Itoobiya waxay ku cadaadisay Muuse in uu la baxo Ciidankiisa joojiyana dagaalka,balse waa ka dhago adaygay.

    Somaliland oo Itoobiya la loolamaysa,ayaa wefti udirtay Masar ay hogaaminayaan Wasiirka Arimaha dibada iyo kan Gaashaandhiga.

    Labada Wasiir waxay ku sugan yihiin Jabuti oo ay uga sii gubayaan Masar.

    Su’aashu waxay tahay,maxay noqon doontaa falcelinta Itoobiya?

    Jibril Qoobey.

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    Maxaa ka jira in Gudoomiyaha Baarlamaanka Fadaraalka laga mamnuucay Maraykanka?

    April 3, 2026

    Isbadalka lagu sameeyay Maamulka Bangiga Puntland oo la bogaadiyay

    April 3, 2026

    “Madaxweyne Garsoorka dul istaag”WQ.Jibril Qoobey.

    April 3, 2026
    Latest Posts

    Maxaa ka jira in Gudoomiyaha Baarlamaanka Fadaraalka laga mamnuucay Maraykanka?

    Isbadalka lagu sameeyay Maamulka Bangiga Puntland oo la bogaadiyay

    “Madaxweyne Garsoorka dul istaag”WQ.Jibril Qoobey.

    Wasiirada cusub Ee Dowladda Puntland Oo la dhaariyay

    MADAXWEYNAHA OO MAGACAABAY GUDDOOMIYAHA BANGIGA, AGAASIMAHA BANGIGA IYO AGAASIME KU-XIGEENKA BANGIGA.

    Xisaabiyaha Guud Ee Dowlada Puntland oo la magacaabay

    Faallo:-Maxay ka dhigan tahay isku shaandhaynta lagu sameeyay Golaha Wasiirada iyo Guddoomiyayaasha Gobollada?

    Madaxweyne Deni oo magacaabay Gudoomiyayaasha Gobollada PL qaarkood

    Golaha Wasiirada Puntland oo laysku shaandheeyay

    Beesha caalamka Oo si adag ugu digtay Xasan Shiikh

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.