Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Somalia»Itoobiya oo dalbatay in Dekeda Garacad laga siiyo Saami
    Somalia

    Itoobiya oo dalbatay in Dekeda Garacad laga siiyo Saami

    Jibril Qoobey.By Jibril Qoobey.October 17, 2023No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Itoobiya waxay Madaxweyne Deni ka codsatay in Dekeda Garacad Saami laga siiyo oo ay Wadadana dhisto.

    Dekeda Garacad in Saamigeeda 30% laga iibsho Itoobiya,waxaa ka hor yimid Gudiga Maamula ee wakiilka u ah Maalgashadayaasha.

    Go’aan masiiriya,ayuu ahaa in Gudigu diido danaynta Itoobiya,sababtoo ah waxba lalama yeelan karo Itoobiya oo waa Bad raadis.

    Haatan,waxay ku dul wareegaysaa Xeebta Seylac in ay ka dhisato Deked,iyada oo inkiraysa Maamulka Deegaanka ka taliya ee SL,iskana indho tiraysa hanaanka caalamiga ah,isla markaana adeegsanaysa Dad Deegaanka kasoo jeeda oo uciil qaba maamulka Hargaysa.

    Itoobiya waa awood xiligan aysan Somalidu la loolami karin lana soo dhaweysan karin.

    Jibril Qoobey.

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    MADAXWEYNAHA OO MAGACAABAY GUDDOOMIYAHA BANGIGA, AGAASIMAHA BANGIGA IYO AGAASIME KU-XIGEENKA BANGIGA.

    March 31, 2026

    Xisaabiyaha Guud Ee Dowlada Puntland oo la magacaabay

    March 31, 2026

    Faallo:-Maxay ka dhigan tahay isku shaandhaynta lagu sameeyay Golaha Wasiirada iyo Guddoomiyayaasha Gobollada?

    March 31, 2026
    Latest Posts

    MADAXWEYNAHA OO MAGACAABAY GUDDOOMIYAHA BANGIGA, AGAASIMAHA BANGIGA IYO AGAASIME KU-XIGEENKA BANGIGA.

    Xisaabiyaha Guud Ee Dowlada Puntland oo la magacaabay

    Faallo:-Maxay ka dhigan tahay isku shaandhaynta lagu sameeyay Golaha Wasiirada iyo Guddoomiyayaasha Gobollada?

    Madaxweyne Deni oo magacaabay Gudoomiyayaasha Gobollada PL qaarkood

    Golaha Wasiirada Puntland oo laysku shaandheeyay

    Beesha caalamka Oo si adag ugu digtay Xasan Shiikh

    Wararkii ugu danbeeyay Ee dagaalka Wadaadada Iran

    BC Oo Xasan ugudbinaysa digniintii ugu danbaysay

    Midowga Afrika Oo ku baaqay in xiisada KG la dajiyo

    Beesha caalamka oo ka digtay dagaal ka dhaca Koonfur Galbeed

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.