Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Somalia»Itoobiya oo Dhabarka ka jabisay Xasan Shiikh.
    Somalia

    Itoobiya oo Dhabarka ka jabisay Xasan Shiikh.

    Jibril Qoobey.By Jibril Qoobey.December 23, 2024No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Waa marka hore ee Turkiga ayay kula Shirtay oo ka saxiixatay danaheedii.

    kadib,waxay Maanra ku karbaashtay Gobolka Gedo oo ay soo gelisay Laba Urur oo Ciidamadeeda ah,kuwaasoo taageerayay weftiga JL.

    Sidoo kale Maamulkii iyo Ciidankii Xasan Shiikh,ayay Doolow ka saartay Itoobiya,iyagoo gaarsiiyay khasaare iskugu jira Dhaawac,Dhimasho iyo Maxaabiis.

    Waxaa la yaab leh in Adis-ababa ku sugan yihiin W.Dowlihii Arimaha Dibada Cali Balcad iyo Talyihii Nisa Sanbalooshe si ay wada xaajood ku saabsan wadashaqayntii lagu soo balamay usii wadaan.

    Wixii ka dhacay Gedo,waxay muujinayaan in Itoobiya aysan abid aaminayn Xasan oo ay Laba Waji kula dhaqmayso.

    Waji gabaxa Xasan ku dhacay,waxa uu saamaynayaa Guud ahaan Somaliya maadaama uu wato Magacii MW Somaliya.

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    Xog:-Khasaaraha kasoo gaaray Maraykanka dagaalka Iran

    April 6, 2026

    Puntland,waa in ay hakisaa Shirka Golaha Mustaqbalka Ee Garowe

    April 6, 2026

    Maraykanka iyo Iran oo aan weli heshiis gaarin,iyadoo….

    April 6, 2026
    Latest Posts

    Xog:-Khasaaraha kasoo gaaray Maraykanka dagaalka Iran

    Puntland,waa in ay hakisaa Shirka Golaha Mustaqbalka Ee Garowe

    Maraykanka iyo Iran oo aan weli heshiis gaarin,iyadoo….

    Maxaa ka jira in Gudoomiyaha Baarlamaanka Fadaraalka laga mamnuucay Maraykanka?

    Isbadalka lagu sameeyay Maamulka Bangiga Puntland oo la bogaadiyay

    “Madaxweyne Garsoorka dul istaag”WQ.Jibril Qoobey.

    Wasiirada cusub Ee Dowladda Puntland Oo la dhaariyay

    MADAXWEYNAHA OO MAGACAABAY GUDDOOMIYAHA BANGIGA, AGAASIMAHA BANGIGA IYO AGAASIME KU-XIGEENKA BANGIGA.

    Xisaabiyaha Guud Ee Dowlada Puntland oo la magacaabay

    Faallo:-Maxay ka dhigan tahay isku shaandhaynta lagu sameeyay Golaha Wasiirada iyo Guddoomiyayaasha Gobollada?

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.