Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Somalia»Itoobiya oo ku khasabtay waxgaradka DDS in ay taageeraan damaceeda Badeed
    Somalia

    Itoobiya oo ku khasabtay waxgaradka DDS in ay taageeraan damaceeda Badeed

    Jibril Qoobey.By Jibril Qoobey.September 9, 2024No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Itoobiya in lala loolamo,waxay ubaahan tahay aragti fog iyo hogaan bisil oo haldoorka Bulshadiisa la tashta.

    Sidoo kal Siyaasad aan caadifad ku dhisnayn oo lagu saleeyay baaraandag,fahan iyo xog ogaalnimo ayay ubaahan tahay iska dhicinta Itoobiya.

    SL oo qayb ka mid ah Somaliya,ayaa Bad ugu yaboohday si ay ugu badalato aqoonsi ah in ay ka tagtay Somalida kale.

    Somali Galbeed oo Itoobiya ku hoos jirta,ayaa haldoorkii Dhaqan lagu khasbay in ay ku faanaan Itoobiyaanimada oo ay difaacaan danaha Itoobiya.

    MW fadhiya Villa Somaliya,waxaa horyaala arimahaas oo idil,wuxuuna maaraynayaa Shacab sidaa ukala qaybsan iyo Maamulo isdiidan.

    Marka hogaamiyahaas uu qayb ka noqdo kala qaybsanaanta oo Qabyaalada hormuud unoqdo sidee layskaga celin karaa damaca Itoobiya?

    Ma ku filan tahay Sharciyad Caalamiya,ayaan haystaa oo ku xakamaynayaa Itoobiya?

    Caalamku xiliga uu marayo ilaalinta Sharciyada Caalamiga ah waa ku fashilmay,waxaana xaalku kusoo ururayaa awood loo jeedo oo lagaaga hamrado in aad leedahay.

    Maanta,waxaa hogaamiye lagu tilmaami karaa midka keeni kara aragti Somalidu ku midowdo oo kawada aragto Dan.

     

     

    JQ.

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    Maxaa ka jira in Gudoomiyaha Baarlamaanka Fadaraalka laga mamnuucay Maraykanka?

    April 3, 2026

    Isbadalka lagu sameeyay Maamulka Bangiga Puntland oo la bogaadiyay

    April 3, 2026

    “Madaxweyne Garsoorka dul istaag”WQ.Jibril Qoobey.

    April 3, 2026
    Latest Posts

    Maxaa ka jira in Gudoomiyaha Baarlamaanka Fadaraalka laga mamnuucay Maraykanka?

    Isbadalka lagu sameeyay Maamulka Bangiga Puntland oo la bogaadiyay

    “Madaxweyne Garsoorka dul istaag”WQ.Jibril Qoobey.

    Wasiirada cusub Ee Dowladda Puntland Oo la dhaariyay

    MADAXWEYNAHA OO MAGACAABAY GUDDOOMIYAHA BANGIGA, AGAASIMAHA BANGIGA IYO AGAASIME KU-XIGEENKA BANGIGA.

    Xisaabiyaha Guud Ee Dowlada Puntland oo la magacaabay

    Faallo:-Maxay ka dhigan tahay isku shaandhaynta lagu sameeyay Golaha Wasiirada iyo Guddoomiyayaasha Gobollada?

    Madaxweyne Deni oo magacaabay Gudoomiyayaasha Gobollada PL qaarkood

    Golaha Wasiirada Puntland oo laysku shaandheeyay

    Beesha caalamka Oo si adag ugu digtay Xasan Shiikh

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.