Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Somalia»Itoobiya oo Safiir buuxa usoo dirtay Safaaradooda Somaliland
    Somalia

    Itoobiya oo Safiir buuxa usoo dirtay Safaaradooda Somaliland

    Jibril Qoobey.By Jibril Qoobey.August 29, 2024No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Jawaabtii ugu horaysay ee Itoobiya ay ka bixiso soo dhaweynta Masar ee DFS,ayay noqotay in ay SL usoo dirto Safiir buuxa oo Qunsuliyadoodii Hargaysa udalacsiiso Safaarad.

    Sidoo kale Itoobiya talaabooyinkeeda xiga midkan ma cada.

    DFS dagaalkeedu,waa dhanka Sharciyada caalamiga ah oo waxay Magacii SL ka tirtirtay Shirkadaha caalamiga ah,waxayna soo wadaa markale Laba Qodob oo kala ah….

    1.In hay’adaha caalamiga ah aysan isticmaali karin SL oo badalkeeda ay isticmaalaan Gobollada Waqooyi ee Somaliya.

    2.In ay Maamul KMG ah u aqoonsato Awdal State.

    15-kii Bishan oo ay Itoobiya qorshaysatay in ay Muuse ku casunto Adis kuna dhawaaqdo aqoonsiga SL,waxaa ka hor istaagay Maraykanka oo si cad ugu hanjabay Laba arimood inay la kulmi doonto Itoobiya oo kala ah….

    B.In QM ka fariisan doonto arinka Itoobiya markii ugu horaysay taariikhda.

    T.In Cunaqabatayn lagu soo rogi doono Madaxda Itoobiya oo uu ugu horeeyo RW Abiy.

    Masaaridu,waxay ogolaansho uga haysataa Maraykanka qorshahooda Somaliya,waxayna ka faa’idaysanayaan cadaadiska Maraykanku ku samaynayo Abiy oo diiday in uu Amxaarada ka joojiyo dagaalka.

    Si kastaba ha ahaatee DFS,waxay ku Gacansayraysaa dhanka caalamka oo garab weyn ayay uga heshay dagaalkeeda ka dhanka ah Itoobiya iyo SL.

    JQ.

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    Maxaa ka jira in Gudoomiyaha Baarlamaanka Fadaraalka laga mamnuucay Maraykanka?

    April 3, 2026

    Isbadalka lagu sameeyay Maamulka Bangiga Puntland oo la bogaadiyay

    April 3, 2026

    “Madaxweyne Garsoorka dul istaag”WQ.Jibril Qoobey.

    April 3, 2026
    Latest Posts

    Maxaa ka jira in Gudoomiyaha Baarlamaanka Fadaraalka laga mamnuucay Maraykanka?

    Isbadalka lagu sameeyay Maamulka Bangiga Puntland oo la bogaadiyay

    “Madaxweyne Garsoorka dul istaag”WQ.Jibril Qoobey.

    Wasiirada cusub Ee Dowladda Puntland Oo la dhaariyay

    MADAXWEYNAHA OO MAGACAABAY GUDDOOMIYAHA BANGIGA, AGAASIMAHA BANGIGA IYO AGAASIME KU-XIGEENKA BANGIGA.

    Xisaabiyaha Guud Ee Dowlada Puntland oo la magacaabay

    Faallo:-Maxay ka dhigan tahay isku shaandhaynta lagu sameeyay Golaha Wasiirada iyo Guddoomiyayaasha Gobollada?

    Madaxweyne Deni oo magacaabay Gudoomiyayaasha Gobollada PL qaarkood

    Golaha Wasiirada Puntland oo laysku shaandheeyay

    Beesha caalamka Oo si adag ugu digtay Xasan Shiikh

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.