Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Somalia»Itoobiya oo si yasmo ah ugu jawaabtay Warqadii Fiqi
    Somalia

    Itoobiya oo si yasmo ah ugu jawaabtay Warqadii Fiqi

    Jibril Qoobey.By Jibril Qoobey.July 26, 2024No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Warqadii usoo saaray Todobaadkii hore Wasiirka Arimaha Dibada DFS FFiqiayay Warqadan jawaab utahay.

    Itoobiya,waya iska beri yeeshay eedaha ay usoo jeedisay Somaliya,iyadoo ku tilmaantay kuwo aan sal lahayn oo iska hor imaanaya.

    Sidoo kale Itoobiya,waxay sheegtay in ay garab taagan tahay Shacabka Somaliyed.

    Dad badan,ayaa qaba in Warqadii Fiqi soo saaray ay uqalanto jawaabtan yasmada ah ee bahdilka ku ah Maqaamka Dowladeed ee Somaliya.

    “Waxay ahayd Warqad fadhi ku dirir oo ka hoosaysay mid kasoo bixi karta Wasaarad uqaabilsan Jamhuuriyad dhaDiblomaasiyadee”Ayuu yiti mid ka mid ah Diblomaasiyiintii hore.

    Ilaa iyo hada Dad badan,ayaa iswaydiinaya,waxa Fiqi ula jeeday Warqadaas oo ay kusoo kordhinaysay Somalida iyo danaheeda Qaran.

    “itoobiya,waxay naga heshay fursad ay nagu bahdisho oo ku yasto Dowladnimadeena kuna ceebayso Diblomaasiyadeena”Ayuu yiri mid kale oo ka mid ah Diblomaasiyiinta Somaliyed.

     

    Halkan ka akhriso Warqada Itoobiya :-

     

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    Maxaa ka jira in Gudoomiyaha Baarlamaanka Fadaraalka laga mamnuucay Maraykanka?

    April 3, 2026

    Isbadalka lagu sameeyay Maamulka Bangiga Puntland oo la bogaadiyay

    April 3, 2026

    “Madaxweyne Garsoorka dul istaag”WQ.Jibril Qoobey.

    April 3, 2026
    Latest Posts

    Maxaa ka jira in Gudoomiyaha Baarlamaanka Fadaraalka laga mamnuucay Maraykanka?

    Isbadalka lagu sameeyay Maamulka Bangiga Puntland oo la bogaadiyay

    “Madaxweyne Garsoorka dul istaag”WQ.Jibril Qoobey.

    Wasiirada cusub Ee Dowladda Puntland Oo la dhaariyay

    MADAXWEYNAHA OO MAGACAABAY GUDDOOMIYAHA BANGIGA, AGAASIMAHA BANGIGA IYO AGAASIME KU-XIGEENKA BANGIGA.

    Xisaabiyaha Guud Ee Dowlada Puntland oo la magacaabay

    Faallo:-Maxay ka dhigan tahay isku shaandhaynta lagu sameeyay Golaha Wasiirada iyo Guddoomiyayaasha Gobollada?

    Madaxweyne Deni oo magacaabay Gudoomiyayaasha Gobollada PL qaarkood

    Golaha Wasiirada Puntland oo laysku shaandheeyay

    Beesha caalamka Oo si adag ugu digtay Xasan Shiikh

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.