Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Somalia»Itoobiya oo xabsiga dhigtay Dad loo heysto rabshado arday ku dhimatay.
    Somalia

    Itoobiya oo xabsiga dhigtay Dad loo heysto rabshado arday ku dhimatay.

    Jibril QoobeyBy Jibril QoobeyNovember 14, 2019No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Mas’uuliyiinta dalka Itoobiya waxay sheegeen inay xireen dad looga shakisan yahay inay qalalaase ka hurinayeen jamaacado ku yaal dalkaas oo ay ku dhinteen saddex ardey, sida ay ku warrantay warbaahinta Fana.

    Samuel Kifle oo ah wasiirka seyniska iyo waxbarashada sare ayaa sheegay in dowladda ay waddo howlgallo kale oo lagu qabanayo dad kale oo lala xiriiranayo rabashadaha.

    Balse ma uusan sheegin tirada dadka ee la xiray.

    Waxaa uu sheegay in 2 ardey ah lagu dilay rabshadaha halka tiro kalena ay dhaawacmeen kaddib markii rabshado ay ka dhaceen jaamacadda Wadiya ee ku taal waqooyiga Itoobiya.

    Rabshado kale ayaa ka dhacay jaamacadaha kala Metu iyo Jimma ee u yaal koonfur galbeed dalkaas iyo jaamacadda Medawelabu oo ku taal Addis Ababa, sida uu sheegay wasiirka.

    BBC waxay la hadashay qaar kamid ah ardeyda kuwaas oo sheegay in aysan jaamacadda cabsi darteed maadama ay xiisada ka taagan tahay halkaas.

    Ciidammada ammaanka ayaa loo daabulay dhowr jaamacadood si ay xaaladda u dejiyaan.

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    Israel oo dishay hogaamiyihii dadbanaa Ee Iran

    March 18, 2026

    Xasan Shiikh oo ku fashilmay inqilaabkii Laftagareen uu la damcay?

    March 18, 2026

    Maxay ka dhigan tahay tagida Baydhabo Ee Mw Laftagareen?

    March 18, 2026
    Latest Posts

    Israel oo dishay hogaamiyihii dadbanaa Ee Iran

    Xasan Shiikh oo ku fashilmay inqilaabkii Laftagareen uu la damcay?

    Maxay ka dhigan tahay tagida Baydhabo Ee Mw Laftagareen?

    Maxay ka dhigan tahay xiriir ujarida KG Ee DFS?

    Weerarada Gantaalada iyo Drons-ka Ee Iran ka imaanaya oo hoos usii dhacaya

    Faallo:-Doorka Putin ee dagaalka Galbeedka Aasiya Maraykanka/Israa’iil iyo Iran?.

    Hoos udhac weyn oo ku dhacay Maraakiibta ka gudabaya Marinka Hormos

    Faallo:-Garaacista Jasiirada Hoyga u ah Saliida Iran

    Xamaas oo kaga hor timid Iran weerarada Wadamada Khaliijka

    Difaaca Cirka Imaaraadka Carabta oo fashiliyay weeraro ka yimid Iran

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.