Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Somalia»Itoobiya”Qaramada Midoobey boos uguma banaana muranka na dhexyaal Somaliya”
    Somalia

    Itoobiya”Qaramada Midoobey boos uguma banaana muranka na dhexyaal Somaliya”

    Jibril Qoobey.By Jibril Qoobey.January 27, 2024No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Qoraalkan Dawladda Itoobiya,ayaa u dirtay Safiirkeeda u fadhiya Qaramada Midoobay si loo baajiyo dood uu Golaha Ammaanka ka yeesho is-afgaradkii ay 01/01/24 Itoobiya iyo Somaliland kala saxiixdeen,Nuxurkiisa,ayaa ah…

    1- Itoobiya waxay ku andacoonaysaa in dekadda ay doonayso ay tahay mid ganacsi qaybna ka ah xiriirkii iskaashi ee kala dhexayn jiray Somaliland ee dhanka Vadda,Ganacsiga,Maalgashiga,Beeraha, Caafimaadka,Ammaanka,Waxbarashada, Tamarta, iyo Kaabayaasha Dhaqaalaha.

    2- Waxay kaloo sheegeen in ay Dowladda Somaliya ee Federaalka ah ogeysiiyeen, sidaa darteedna aysan meel uga dhicin xeerka Qaramada Midoobay iyo Midowaga.

    3- Waxay kaloo Itoobiya sheegtay in Golaha Ammaanka ee Midowga Afrika uu Gacanta ku hayo arrinka,una magacaabeen Madaxweynihii hore ee Nigeria Olusegun Obasanjo in uu dhexdhexaadiyo ka noqdo, taasna ay diyaar u yihiin sidaa daraaddeedna aysan meel uga banaanayn Golaha Ammaanka ee Qaramada Midoobay.

    Halkan ka akhriso:-

     

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    MADAXWEYNAHA OO MAGACAABAY GUDDOOMIYAHA BANGIGA, AGAASIMAHA BANGIGA IYO AGAASIME KU-XIGEENKA BANGIGA.

    March 31, 2026

    Xisaabiyaha Guud Ee Dowlada Puntland oo la magacaabay

    March 31, 2026

    Faallo:-Maxay ka dhigan tahay isku shaandhaynta lagu sameeyay Golaha Wasiirada iyo Guddoomiyayaasha Gobollada?

    March 31, 2026
    Latest Posts

    MADAXWEYNAHA OO MAGACAABAY GUDDOOMIYAHA BANGIGA, AGAASIMAHA BANGIGA IYO AGAASIME KU-XIGEENKA BANGIGA.

    Xisaabiyaha Guud Ee Dowlada Puntland oo la magacaabay

    Faallo:-Maxay ka dhigan tahay isku shaandhaynta lagu sameeyay Golaha Wasiirada iyo Guddoomiyayaasha Gobollada?

    Madaxweyne Deni oo magacaabay Gudoomiyayaasha Gobollada PL qaarkood

    Golaha Wasiirada Puntland oo laysku shaandheeyay

    Beesha caalamka Oo si adag ugu digtay Xasan Shiikh

    Wararkii ugu danbeeyay Ee dagaalka Wadaadada Iran

    BC Oo Xasan ugudbinaysa digniintii ugu danbaysay

    Midowga Afrika Oo ku baaqay in xiisada KG la dajiyo

    Beesha caalamka oo ka digtay dagaal ka dhaca Koonfur Galbeed

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.