Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Somalia»Jabuti oo isku dayaysa dhexdhexaadinta Itoobiya iyo Somaliya
    Somalia

    Jabuti oo isku dayaysa dhexdhexaadinta Itoobiya iyo Somaliya

    Jibril Qoobey.By Jibril Qoobey.August 14, 2024No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Wasiirka Arrimaha Dibadda dalka Jabuuti Maxamuud Cali Yusuuf,ayaa sheegay in Jabuuti ay diyaar u tahay dhexdhexaadinta Soomaaliya Iyo Itoobiya taasi oo ku aadan arrimaha badda.

    Wasiirka oo la hadlayay wargeyska Al-sharqul Awsat ayaa waxa uu shaki galiyay suurgalnnimada in wadahadalada uu gar wadeenka ka yahay Turkiga ay guuleystaan.

    “Runtii, Mowqifyada Labada Waddan ee ku aaddan fikradda ixtiraamka Madax-bannaanida iyo Midnimada Dhuleed waa mid aad uga fog midba midka kale,” isaga oo intaa ku daray in “xalku ku jiro mid ka mid ah Labada Dal oo ka tanaasula mowqifkiisa arrimahan”Ayuu yiri.

    Wasiirka waxaa uu shaaca ka qaaday in dalkiisu “uu soo jeediyay dhexdhexaadin qarsoodi ah oo lagu xalinayo khilaafka”, balse wuu ka gaabsaday inuu tafaasiil ka bixiyo, isagoo yiri: “daaha kama qaadayo si qorshahan uusan u guuldareysan ”.

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    Maxaa ka jira in Gudoomiyaha Baarlamaanka Fadaraalka laga mamnuucay Maraykanka?

    April 3, 2026

    Isbadalka lagu sameeyay Maamulka Bangiga Puntland oo la bogaadiyay

    April 3, 2026

    “Madaxweyne Garsoorka dul istaag”WQ.Jibril Qoobey.

    April 3, 2026
    Latest Posts

    Maxaa ka jira in Gudoomiyaha Baarlamaanka Fadaraalka laga mamnuucay Maraykanka?

    Isbadalka lagu sameeyay Maamulka Bangiga Puntland oo la bogaadiyay

    “Madaxweyne Garsoorka dul istaag”WQ.Jibril Qoobey.

    Wasiirada cusub Ee Dowladda Puntland Oo la dhaariyay

    MADAXWEYNAHA OO MAGACAABAY GUDDOOMIYAHA BANGIGA, AGAASIMAHA BANGIGA IYO AGAASIME KU-XIGEENKA BANGIGA.

    Xisaabiyaha Guud Ee Dowlada Puntland oo la magacaabay

    Faallo:-Maxay ka dhigan tahay isku shaandhaynta lagu sameeyay Golaha Wasiirada iyo Guddoomiyayaasha Gobollada?

    Madaxweyne Deni oo magacaabay Gudoomiyayaasha Gobollada PL qaarkood

    Golaha Wasiirada Puntland oo laysku shaandheeyay

    Beesha caalamka Oo si adag ugu digtay Xasan Shiikh

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.