Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Somalia»Jadwalka Doorashada Madaxweynaha Galmudug oo lagu dhawaaqayo
    Somalia

    Jadwalka Doorashada Madaxweynaha Galmudug oo lagu dhawaaqayo

    Jibril QoobeyBy Jibril QoobeyJanuary 20, 2020No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Guddiga doorashada Madaxweynaha Galmudug iyo kuxigeenkiisa ee shalay lagu dhawaaqay ayaa Maanta oo Isniin ah waxaa ay yeelanayaan Kulankoodii ugu horeeyey,kaas oo la filayo inay uga dhawaaqaan jadwalka doorashada Madaxweynaha & kuxigeenkiisa.

    Guddigaan oo ka kooban 13 Xubnood ayaa laga soo xuley Xildhibaannada Cusub ee Baarlamaanka 2aad ee Galmudug,waxaana ka hor ku dhawaaqista jadwalka ay dhexdooda iska dooran doonaan Guddoomiye, Kuxigeen iyo Xogheyn.

    Xubnaha guddiga Guddiga doorashada Madaxweynaha Galmudug iyo kuxigeenkiisa ayaa wada kulamadii ugu dambeeyey oo ay ku dooranayaan doonaan Guddoomiye, Kuxigeen iyo Xogheyn si loo shaaciyo jadwalka doorashada.

    Inta badan musharixiinta Madaxweynaha Galmudug oo maalin ka hor la kulmay guddoonka Baarlamaanka ayaa waxaa ay walaac ka muujiyeen habka ay u socoto doorashada,iyaga oo dalbadey in in waqti la siiyo, si ay u ololeeyaan.

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    Israel oo dishay hogaamiyihii dadbanaa Ee Iran

    March 18, 2026

    Xasan Shiikh oo ku fashilmay inqilaabkii Laftagareen uu la damcay?

    March 18, 2026

    Maxay ka dhigan tahay tagida Baydhabo Ee Mw Laftagareen?

    March 18, 2026
    Latest Posts

    Israel oo dishay hogaamiyihii dadbanaa Ee Iran

    Xasan Shiikh oo ku fashilmay inqilaabkii Laftagareen uu la damcay?

    Maxay ka dhigan tahay tagida Baydhabo Ee Mw Laftagareen?

    Maxay ka dhigan tahay xiriir ujarida KG Ee DFS?

    Weerarada Gantaalada iyo Drons-ka Ee Iran ka imaanaya oo hoos usii dhacaya

    Faallo:-Doorka Putin ee dagaalka Galbeedka Aasiya Maraykanka/Israa’iil iyo Iran?.

    Hoos udhac weyn oo ku dhacay Maraakiibta ka gudabaya Marinka Hormos

    Faallo:-Garaacista Jasiirada Hoyga u ah Saliida Iran

    Xamaas oo kaga hor timid Iran weerarada Wadamada Khaliijka

    Difaaca Cirka Imaaraadka Carabta oo fashiliyay weeraro ka yimid Iran

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.