Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Somalia»James Swan oo Golaha ammaanka QM u jeediyay Warbixin ku saabsan Doorashada Jubbaland
    Somalia

    James Swan oo Golaha ammaanka QM u jeediyay Warbixin ku saabsan Doorashada Jubbaland

    Jibril QoobeyBy Jibril QoobeyAugust 21, 2019No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    James Swan Wakiilka Xoghayaha guud ee Qaramada Midoobeyย  u qaabilsan Soomaaliya oo goor dhow Khudbad uu jeediyay Shirka golaha ammaanka kaga hadlay xaaladda doorashada Jubaland iyo guud ahaan Soomaaliya.

    Amb. James Swan ayaa sheegay in wali ay qabaan Walaac ku aadan doorashadda maamulka Jubbaland, laakiin uu waqtigu aad u gaaban yahay, islamarkaana loo baahan yahay in si weyn loo tixgaliyo Madax banaanida doorashadda Jubbaland.

    Waxaa uu tilmaamay inay boorinayaan hanaan doorasho oo mid ah islamarkaana la isku raacsan yahay oo ka dhaca Jubaland uuna ugu baaqayo dhammaan xubnaha ku sugan degaanada Jubbaland in ay muujiyaan tanaasul.

    โ€œQM iyo saaxiibada caalamka waxay dhammaan dhinacyada ku booriyeen inay sameeyaan isu tanaasul iskuna raacaan waddo horey loo qaado, balse nasiib darro waqtiga ayaa aad u gaabanโ€ ayuu James Swan u sheegay golaha ammaanka.

    Dhanka kale, Wakiilada matalaya xubnaha 15-ka dal ee Golaha ammaanka ayaa khudbado ay uga hadleen xaalada Soomaaliya ka jeediyay, sida Wakiilada Ingiriiska iyo Mareykanka.

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    Trump oo Somalida markale ku hor bahdilay caalamka

    November 22, 2025

    Maalgelin $Trillion ah oo Sacuudigu ku maalgashanayaa Maraykanka.

    November 19, 2025

    Saxaafada caalamka oo isku soo subway Puntland

    November 19, 2025
    Latest Posts

    Trump oo Somalida markale ku hor bahdilay caalamka

    Maalgelin $Trillion ah oo Sacuudigu ku maalgashanayaa Maraykanka.

    Saxaafada caalamka oo isku soo subway Puntland

    Warbixin ay soo saartay Jaamacadda AMERICAN UNIVERSITY oo looga hadlay guulaha Ciidamada PL

    Faahfaahin duqaymo lala beegsaday firxadka argagixisada

    Faah-faahin dheeraad ah Miisaaniyadda sanadka 2026 Ee Puntland

    Somaliya oo codkeeda ku biirisay Qasa in la geeyo Ciidan shisheeye

    Palestinian Authority welcomes UN Security Council resolution on Gaza

    ๐—ช๐—ฎ๐—ณ๐˜๐—ถ ๐˜‚๐˜‚ ๐—ต๐—ผ๐—ด๐—ด๐—ฎ๐—ฎ๐—บ๐—ถ๐—ป๐—ฎ๐˜†๐—ผ ๐—ช๐—ฎ๐˜€๐—ถ๐—ถ๐—ฟ ๐—๐˜‚๐˜…๐—ฎ ๐—ผ๐—ผ ๐—ด๐—ฎ๐—ฎ๐—ฟ๐—ฎ๐˜† ๐——๐—ต๐—ฎa๐—ฑ๐—ฎ๐—ฎ๐—ฟ

    Wasaarada Arimaha gudaha oo go’aan ka gaartat khilaafka Golaha Deegaanka

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2025 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.