Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Somalia»Jamhada Amxaarada oo ku hanjabtay in ay weeraryso diyaaradaha Itoobiyan Airlines
    Somalia

    Jamhada Amxaarada oo ku hanjabtay in ay weeraryso diyaaradaha Itoobiyan Airlines

    Jibril Qoobey.By Jibril Qoobey.March 4, 2024No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Xoogaga Amxaarada ee Faano,waxay ku hanjabeen in ay weerari doonaan Diyaarada Itoobiyan Airlines.

    Xaafiiska RW Abiy,ayaa uga jawaabay hanjabaadaas…

    “Waxaa laydin aqoonsan doonaa danbiilayaal dagaal hadaad weerartan diyaarad Shacab,waxaad kaloo ilowsan tihiin in diyaarada ay leedahay Itoobiya”.

    Haday Jamhada Amxaaradu ku dhaqaaqdo weerarka diyaarada Itoobiyan Airlines,waxay ku noqon doontaa dhabar jab weyn oo Siyaasadeed.

    Tigreegu xilligii ay dagaallamayeen marna ma weerarin diyaaradaha Shacabka,gaar ahaan Itoobiyan Airlines,sababtoo ah waxay fahansanaayeen waxa uga soo laaban doona.

    Sida xoguhu sheegayaan Fano,waxay ka heshay Lidka diyaaradaha oo casriya Wadanka Masar,iyadoo loosoo marsiiyay Eretereya.

    Mucaarad walba oo Itoobiya Dowlada ka jirta la hardamaya,wuxuu taageero shuruud la’aan ah ka helaa Masar.

    Xoogaga Amxaarada ee Faano,waxay ku hanjabeen in ay weerari doonaan Diyaarada Itoobiyan Airlines.

    Xaafiiska RW Abiy,ayaa ka jawaabay hanjabadaas.

    Sida xoguhu sheegayaan Fano,waxay ka heshay Lidka diyaaradaha oo casriya Wadanka Masar,iyadoo loosoo marsiiyay Eretereya.

    JQ. pic.twitter.com/iADVdWWh2t

    — Jibril Qoobey (@jibril_qoobey) March 4, 2024

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    MADAXWEYNAHA OO MAGACAABAY GUDDOOMIYAHA BANGIGA, AGAASIMAHA BANGIGA IYO AGAASIME KU-XIGEENKA BANGIGA.

    March 31, 2026

    Xisaabiyaha Guud Ee Dowlada Puntland oo la magacaabay

    March 31, 2026

    Faallo:-Maxay ka dhigan tahay isku shaandhaynta lagu sameeyay Golaha Wasiirada iyo Guddoomiyayaasha Gobollada?

    March 31, 2026
    Latest Posts

    MADAXWEYNAHA OO MAGACAABAY GUDDOOMIYAHA BANGIGA, AGAASIMAHA BANGIGA IYO AGAASIME KU-XIGEENKA BANGIGA.

    Xisaabiyaha Guud Ee Dowlada Puntland oo la magacaabay

    Faallo:-Maxay ka dhigan tahay isku shaandhaynta lagu sameeyay Golaha Wasiirada iyo Guddoomiyayaasha Gobollada?

    Madaxweyne Deni oo magacaabay Gudoomiyayaasha Gobollada PL qaarkood

    Golaha Wasiirada Puntland oo laysku shaandheeyay

    Beesha caalamka Oo si adag ugu digtay Xasan Shiikh

    Wararkii ugu danbeeyay Ee dagaalka Wadaadada Iran

    BC Oo Xasan ugudbinaysa digniintii ugu danbaysay

    Midowga Afrika Oo ku baaqay in xiisada KG la dajiyo

    Beesha caalamka oo ka digtay dagaal ka dhaca Koonfur Galbeed

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.