Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Somalia»Jamhada Amxaarada oo soo gaartay duleedka Gondhar
    epa000454054 Ethiopian special forces soldiers patrol the streets of Addis Ababa, Friday 10 June 2005. Most shops were shuttered and taxis were again on strike for the third day in a row while families collected the dead for burial following riots over election results and government warnings that any more civil unrest would be dealt with sternly. EPA/STEPHEN MORRISON
    Somalia

    Jamhada Amxaarada oo soo gaartay duleedka Gondhar

    Jibril Qoobey.By Jibril Qoobey.September 18, 2024No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Brigadier General Tefera Mamo Maanta,ayuu ka khudbeeyay hareeraha Gondar oo Gobol muhiim ah marka laga hadlayo Deegaanka Amxaarada iyo Guud ahaan Itoobiya.

    Waa sarkaalkii ugu daraja sarreeyay ee Amxaarada kasoo jeeda ee ka goosta Ciidanka Fadaraalka Itoobiya.

    49-Cisho ka hor,ayuu ka goostay Ciidanka Milleteriga,waxa uuna durba badalay khidadii Maleeshiyada Amxaarada.

    50-Bari,iyadoon la gaarin,ayuu Qaabeeyay Maleeshiyadii FANO oo ubadalay Ciidan weerar balaaran qaadi kara.

    Sidoo kale,waxa uu diyaariyay qorshe uu ku dhinac wado weerarada oo ah ku dhufo ka dhaqaaq (Jidgooyo ).

    Isbadalka uu ka muujiyay goobaha dagaalka mudada gaaban Jen.Mamo,waxay keentay Abiy in walwal xoog badan kusoo kordho oo fududaysigii Amxaaradu isu badalo culays.

     

    Halkan ka daawo muuqaalka

    https://www.idilnews.com/wp-content/uploads/2024/09/VID-20240918-WA0004.mp4

    JQ.

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    Xog:-Khasaaraha kasoo gaaray Maraykanka dagaalka Iran

    April 6, 2026

    Puntland,waa in ay hakisaa Shirka Golaha Mustaqbalka Ee Garowe

    April 6, 2026

    Maraykanka iyo Iran oo aan weli heshiis gaarin,iyadoo….

    April 6, 2026
    Latest Posts

    Xog:-Khasaaraha kasoo gaaray Maraykanka dagaalka Iran

    Puntland,waa in ay hakisaa Shirka Golaha Mustaqbalka Ee Garowe

    Maraykanka iyo Iran oo aan weli heshiis gaarin,iyadoo….

    Maxaa ka jira in Gudoomiyaha Baarlamaanka Fadaraalka laga mamnuucay Maraykanka?

    Isbadalka lagu sameeyay Maamulka Bangiga Puntland oo la bogaadiyay

    “Madaxweyne Garsoorka dul istaag”WQ.Jibril Qoobey.

    Wasiirada cusub Ee Dowladda Puntland Oo la dhaariyay

    MADAXWEYNAHA OO MAGACAABAY GUDDOOMIYAHA BANGIGA, AGAASIMAHA BANGIGA IYO AGAASIME KU-XIGEENKA BANGIGA.

    Xisaabiyaha Guud Ee Dowlada Puntland oo la magacaabay

    Faallo:-Maxay ka dhigan tahay isku shaandhaynta lagu sameeyay Golaha Wasiirada iyo Guddoomiyayaasha Gobollada?

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.