Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Somalia»Jamhadaha tuuray Asad oo dhisay Dowlada KMG Ah
    Somalia

    Jamhadaha tuuray Asad oo dhisay Dowlada KMG Ah

    Jibril Qoobey.By Jibril Qoobey.December 10, 2024No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Maxamed Al-Bashiir,ayaa loo Magacaabay ku-simaha ra’iisul wasaaraha Siiriya.

    Al-Bashiir,ayaa Madax ka ahaa Maamulka Xayaat Taxriir al-Shaam ee Gobolka Idlib.

    Al-Bashiir,ayaa hogaamin doona Dowlad KMG ah ilaa 1-da March, 2025.

    Magacaabistiisa kadib Al-Bashiir,waxa uu la kulmay Xubno ka tirsan Xukuumadii al-Assad.

    Afhayeenka Arimaha Dibada ee Maraykanka,ayaa sheegay in aysan si gaar ah u aqoonsanayn Jamhada Xayaat Taxriir,balse ay Siiriya u aqoonsan yihiin Dowlad.

    Wuxuu kaloo Afhayeenku taabtay in Maraykanku la soconayo sida ay ufuliyaan balamihii ay qaadeen Jamhadaha galay Dimishiq.

    JQ.

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    Maxaa ka jira in Gudoomiyaha Baarlamaanka Fadaraalka laga mamnuucay Maraykanka?

    April 3, 2026

    Isbadalka lagu sameeyay Maamulka Bangiga Puntland oo la bogaadiyay

    April 3, 2026

    “Madaxweyne Garsoorka dul istaag”WQ.Jibril Qoobey.

    April 3, 2026
    Latest Posts

    Maxaa ka jira in Gudoomiyaha Baarlamaanka Fadaraalka laga mamnuucay Maraykanka?

    Isbadalka lagu sameeyay Maamulka Bangiga Puntland oo la bogaadiyay

    “Madaxweyne Garsoorka dul istaag”WQ.Jibril Qoobey.

    Wasiirada cusub Ee Dowladda Puntland Oo la dhaariyay

    MADAXWEYNAHA OO MAGACAABAY GUDDOOMIYAHA BANGIGA, AGAASIMAHA BANGIGA IYO AGAASIME KU-XIGEENKA BANGIGA.

    Xisaabiyaha Guud Ee Dowlada Puntland oo la magacaabay

    Faallo:-Maxay ka dhigan tahay isku shaandhaynta lagu sameeyay Golaha Wasiirada iyo Guddoomiyayaasha Gobollada?

    Madaxweyne Deni oo magacaabay Gudoomiyayaasha Gobollada PL qaarkood

    Golaha Wasiirada Puntland oo laysku shaandheeyay

    Beesha caalamka Oo si adag ugu digtay Xasan Shiikh

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.